Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Eritrea Qurba joogta Eritrea oo dibadbax weyn ku sameeysay Geneva

Qurba joogta Eritrea oo dibadbax weyn ku sameeysay Geneva

E-mail Print PDF

Jaaliyadaha reer Eritareeya ee wadamada Yurub ayaa dibadbax aan loo kala harin ku qabatay ka soo horjeedka xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva iyagoo muujinayay diidmada cuna qabateeynta wadankooda lagu soo rogay. Banaanbaxayaashan oo tobonaano kun kor u dhaafayay ayaa ku dhawaaqayay hadalo ku taageerayaan jiritaankooda umadnimadooda iyo in aanay Eritreeya wax dhib ah ku heeynin umadaha ku nool Geeska Afrika. Dhibka kaliya ee ka taagan  Afrikada Bari waa doowlad ku sheegta itoobiya ayeey yiraahdeen, taana waxaa muujinaya xasuuqa itoobiya ka wado Ogaadeenya iyo weerarkii gardarada ahaa ee aay ku gashay dalka xorta ah ee Soomaaliya iyo hubka sharci darada ah ee aay siiyo xumowadayaasha Soomaaliya ka jira.

Jaaliyadaha jamhuuriyada Soomaaliya iyo Soomaalida Ogaadeenya ee ka kala yimid wadamo badan oo Yurub ah  ayaa iyagana ku qeeyb galay dibadbaxan quseeyay dhamaan umadaha geeska Afrika oo aay itoobiya tacadiyada balaaran ku heeyso. Is ku soo duuboo waxaa si shaki la’aana la isugu raacsan yahay in xasilooni darida iyo xasuuqa ka taagan Afrikada Bari itoobiya ka masuul tahay loogana  baahan yahay dunida cadaalada jecel in talaabo cad ka qaadaan taliska arxanka daran ee itoobiya.

 














ONA
Geneva, Switzerland

 

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Wednesday, 24 February 2010 23:19 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 89 guests online