Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Eritrea Isaias Afwerki oo si kulul u cambaareeyey howgalka AMISOM

Isaias Afwerki oo si kulul u cambaareeyey howgalka AMISOM

E-mail Print PDF
Madaxweynaha  dowlada Eritrea Isaias Afwerki ayaa si kulul u canbaareeyay howgalka midowga Afrika ee Somaaliya,isagoo ku eedeeyey inaysan soomaaliya u joogin nabad ilaalin.   
Isaias Afwerki ayaa sheegay in wadamada ay ka yimaadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho sida : Uganda iyo Burundi ay dhibaato nabadgalyo darri ahi ka taagan tahay wadamadooda. 

Madaxweyne Isaias ayaa ku  sheegay imaatinka ciidamada ka socda wadamada Uganda iyo Burundi in uu kaalmo u ahaa ciidamadii Ethiopia ee Soomaaliya ku soo duulay Sanadkii 2006-tii oo markaasi kaalmo Military ka helayay maamulkii dhacay ee wadanka Mareykanka ee Bush.Isaias Afwerki waxaa uu sheegay in ciidamdaaasi aaney aheyn kuwo u ogol dadka Soomaaliyeed in ay wada hadlaan oo ay aayahooda ka tashadaan isla markaana iyagoo isbeheysi la ah Ethiopia ay Soomaaliya joogaan


Cabdinuur Sh. Maxamed
Radio Xoriyo
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Friday, 22 May 2009 17:03 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 89 guests online