Dawlada wadanka Erateria ayaa waxaan wax ba kajirin ku tilmaanta Hadalo kasoo yeedhay Xukuumada wayaanaha kuwaasi oo ahaa in Erateria ay dabada kasoo Riixaysa kooxa Mucaaradku ah Jabhada Tigreega ee Haaysata Talada Dalkaasi.
Wasiirka war faafinta ee Erateria ayaa wax lagu Qoslo ku tilmaamay eedayntan ugu dambaysay oo ah in Erateria doonayso in Doorasha kusheegta Wadankaasi ay Arbushaad ku samayso iyada oo adegsanaysa kooxaha Mucaaradka ku ah Xukuumada Wayaanaha. Horaantii Todabaadkan ayay Jabhada T.P.L.F. sheegtay in Erateria soo hubaynayso Jabhadaha O.N.L.F. iyo Oramada sia,y u Car qaladeeyaa Doorasho kusheegta 23 may.





