Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Tuesday
Sep 07th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyey ee Geeska

Dagaal aad u wayn oo Tigreega iyo ONLF ku dhexmaray magaalada Ma’ayso

Dagaal aad u wayn oo Tigreega iyo ONLF ku dhexmaray magaalada Ma’aysoWarar hordhac ah oo naga soo gaadhaya magaalada Diridhaba ayaa waxa ay sheegayaan in maalin sadexaad uu dagaal adagi ku dhexmaray xoogagga ONLF iyo Tigreega magaalada Ma’ayso oo dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Diridhaba. Dagaalkan oo aan si dhab ah loo soo xaqiijinin khasaasihiisa ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa dagaal aad u wayn oo siwayn u gilgilay magaalada Diridhaba.
Read more...
 

Shiniile oo uu dagaal adag ku dhex maray shacabka iyo Ciidamada Tigreega

Shiniile oo uu dagaal adag ku dhex maray shacabka iyo Ciidamada TigreegaWararka naga soo gaadhaya magaalada Diridhaba ee gobolka Shiniile ayaa waxa ay sheegayaan in dabayaa...

Last Updated ( Thursday, 21 January 2010 12:00 )

Read more...

Dhagaxbuur oo ay Wayaanahu Wiil ku dileen

Dhagaxbuur oo ay Wayaanahu Wiil ku dileen

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 3 Wiil oo Geel soo arooriyey ay booq...

Last Updated ( Wednesday, 20 January 2010 16:14 )

Read more...

Barakaca iyo Xasuuqa ka socda Ogadeniya

Barakaca iyo Xasuuqa ka socda Ogadeniya

Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roona...

Last Updated ( Saturday, 16 January 2010 18:04 )

Read more...

Wararkii u dambeeyey ee Jiida hore ee Dagaalka

Wararka  naga soo gaadhaya Gobolada Ogadeniya ayaa sheegaya in dagaalo xoogani  dhexmareen Ciidamada...

Last Updated ( Saturday, 16 January 2010 15:17 )

Read more...

ONLF iyo OLF oo soo wada saarey War Murtiyeed

ONLF iyo OLF oo soo wada saarey War Murtiyeed

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) iyo Jabhadda Xoreynta Oromiya (OLF)  ayaa si wada jir ah ...

Last Updated ( Tuesday, 12 January 2010 15:35 )

Read more...

Wayaanaha oo dibaatoooyin kala duwan u geystey dadka shacabka ah.

Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roona...

Last Updated ( Sunday, 10 January 2010 18:39 )

Read more...

Wararkii u dambeeyey ee naga soo gaadha Jiida hore ee dagaalka

Wararkii u dambeeyey ee naga soo gaadha Jiida hore ee dagaalkaWararka  naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in dagaalo xoogani  dhexmareen Ciida...

Last Updated ( Sunday, 10 January 2010 19:15 )

Read more...

Dhagaxbuur oo lagu soo daayey Ciidamo badan oo Wayaane ah.

Dhagaxbuur oo lagu soo daayey Ciidamo badan oo Wayaane ah.Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 48 Saac ee tagay ay magaaladu bando ...
Read more...
Page 9 of 28


Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.

Spotlight

 

Radio Xoriyo oo Wareysanaya qaar ka mid ah shacabka Minnesota

http://www.youtube.com/watch?v=d_VXg9twJJM&feature=player_embeddedhttp://www.youtube.com/w...

 

Urge U.S. Secretary of State Clinton to help stop the Ethiopian government's human rights crimes in Ogaden

For years, the Ethiopian government has perpetrated war crimes and crimes against humanity...

 

Petition Prime Minister Meles Zenawi to stop human rights crimes against Somalis in Ogaden

http://www.gopetition.com/petition/38018.html...

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 114 guests online