Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Sep 09th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyey ee Geeska

Mudanayaayasha waaxda Afrika aa aqalka Maraykanka oo ka dooday arimaha Itoobiya

Gudi hoosaadka Golaha aqalka Congress ka  ee Maraykanka waaxdiisa Arrimaha Africa  ayaa qabatay Maalintii Arbacada  bishan Marso 24 , 2010 Dood Dhagaysi ah oo uu Daadahinayay Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Africa Mudane  Donald M. Payne, Doodan ayaa ku saab sanayd Dib u eegitaanka siyaasada  Arrimaha Dibada dalkan Maraykanka  ee ku Wajahan Arrimaha Afrika Iyo Xariirka Dowlada Maraykanku la leedahay Qaarada Afrika waxaana Goobtaas Yimid Madax sarsare oo katirsan Dowlada Maraykanka.

Mudane Donald Payne  iyo Mudane Chris Smith oo labada xildhibaanba laga soo doorto gobolka  New Jersey ee wadankani Maraykanka ayaa labada mudaneba soo jeediyeen Qudbado  dhaa dheer oo ku saabsan Xaaladaha u baahan in la saxo  Qaarada Afrika. labadan Mudane ayaa khudbadoodii si xoogan Diirada ugu saaray Ogaadeeniya Iyo Darfur.

Last Updated ( Sunday, 28 March 2010 19:36 )

Read more...
 

Tigreega oo la ilxun wararka dhiillada wata ee ay jawaasiistu u keenaan

Dawlad kasta oo jirtaayi waxa ay leedahay jawasiis iyo sirdoonno darsa wax kasta oo quseeya danaha w...

Read more...

Laba Wiil o lagu diley Koonfur Afrika

Wararka naga soo gaadhaya Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Laba wiil oo ka soo jeeda Ogadeniya ...

Last Updated ( Saturday, 20 March 2010 17:19 )

Read more...

Ururuka OYN ee San Diego ayaa kulan la yeeshay Madaxa Genocide Watch

Todobaadkan ayaa Ururka OYN waaxdiisa San Diego oo uu hogaaminayo Mudane Abdicasiis Cabdi Cali Abshi...

Last Updated ( Friday, 19 March 2010 18:51 )

Read more...

Mas'iiliyiin ka socota Jaaliyda Ogaden ee Denmark oo la klmay xubin ka socda Baarlamaamka Yurub

Hawl wadeeno kasocda jaalliyada Ogadeniya ee wadanka Denmark ayaa Hoolka shirarka ee barlamaanka wad...
Read more...

Baarlamaanka Yurub oo dhegaystey xasuuqa ay Itoobiya ka wado Ogadeniya

Baarlamaanka Yurub oo dhegaystey xasuuqa ay Itoobiya ka wado Ogadeniya

Shirkii inta badan la sugayay ee ku saabsanaa dhageeysiga xasuuqa dowlada Itoobiya ay ka wado Ogaade...

Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 18:21 )

Read more...

Ururka OYN ee Waqooyi Amerika oo isagu yimid shir 3 maalmood socdey.

Ururka OYN ee Waqooyi Amerika oo isagu yimid shir 3 maalmood socdey.

Ururka Isku Xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee  Waqooyi America (Ogaden Youth Network of North America...

Last Updated ( Monday, 15 March 2010 17:15 )

Read more...

Qurba joogta Eritrea oo dibadbax weyn ku sameeysay Geneva

Qurba joogta Eritrea oo dibadbax weyn ku sameeysay Geneva

Jaaliyadaha reer Eritareeya ee wadamada Yurub ayaa dibadbax aan loo kala harin ku qabatay ka soo hor...

Last Updated ( Wednesday, 24 February 2010 23:19 )

Read more...

Todoba Askari oo Ciidamada Itoobiya ka mid ah oo Gabadh kufsadey

Wararka naga soo gaadhaya Tuulada Falfal ee Gobola Jarar (Dhagaxbuur) ayaa sheegaya in Ciidamada Way...

Last Updated ( Monday, 22 February 2010 15:26 )

Read more...
Page 6 of 28


Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.

Spotlight

 

Radio Xoriyo oo Wareysanaya qaar ka mid ah shacabka Minnesota

http://www.youtube.com/watch?v=d_VXg9twJJM&feature=player_embeddedhttp://www.youtube.com/w...

 

Urge U.S. Secretary of State Clinton to help stop the Ethiopian government's human rights crimes in Ogaden

For years, the Ethiopian government has perpetrated war crimes and crimes against humanity...

 

Petition Prime Minister Meles Zenawi to stop human rights crimes against Somalis in Ogaden

http://www.gopetition.com/petition/38018.html...

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 81 guests online