Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
May 25th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyey ee Geeska

Odey dhaqameed lagu diley xerada Qaxootiga ee IFO

War naga soo gaadhey Xerada Qaxootiga ee IFO, Kenya ayaa sheegaya in Odey dhaqameed ka soo jeeda Ogaden lagu diley xerada Qaxootiga ee IFO. Dilkan ayaa dhacay maanta duhurkii xiliga Geeska Afrika. Marxuumkan oo aanan weli helin magacisa oo buuxa ayaa naloogu sheegay DUCAYSANE. Ninkan oo naloogu sheegay in uu ahaa Oday dhaqameed degenaa xerada Qaxootiga Ifo ayaa lagu dilay badhtamaha xeradaasi

Waxaa wadanka Kenya kus oo badanaya dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo dadka wax garadka ee ka soo barakacay Ogaden, kuwaas oo haya warbixino lid ku aha xukumada Itoobiya.

Read more...
 

Kalfadhi-aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka IHASA oo soo gabagaboobay

Kalfadhi-aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka IHASA oo soo gabagaboobay

Kal-fadhi aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka cilmi baadhista % daraasaadka arimaha geeska Afrika...

Read more...

Odey 80 jir ah oo Dhagaxbuur lagu diley

War naga soo gaadhey Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in Odey 80 jir ah ay Ciidamada Itoobiya iyo ...

Jaaliyada Ogaden ee San Diego oo xustey sanadguurada 28aad ee JWXO

Jaaliyada Ogaden ee San Diego oo xustey sanadguurada 28aad ee JWXO

Axad, September 02, 2012: waxaa magaalada San Diego eegobolka California oo ah cariga Maraykanka ka ...

Read more...

Warmurtiyeedkii Shirkii Jaaliyaddaha Ogaden ee 2012

Toronto, Ontario, Canada.

9th July 2012

Shirweynihii Jaaliyaadka Ogaadeenya ee caalamka oo dhacay   in...

Read more...

Maalintii 2aad ee Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Caalamka, Toronto, Canada

Maalintii 2aad ee Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Caalamka, Toronto, Canada

Jaaliyadaha Ogaden ee Caalamka ayaa kulan seddex maalmood ah ugu socdaa Magaalada Toronto ee Dalka K...

Last Updated ( Saturday, 07 July 2012 23:08 )

Read more...

Jaaliyada Reer Ogaden oo Isugu Tagay Toronto, Canada

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa si isdaba jooga u imanayay magaalada Toronto ee dalka Kanada wufuuda j...

Read more...

Dabaqoodhiyiinta Doolka ah ee Australia iyo Dhagar qabayaasha Jigjiga oo falan qaynaya qaabkii ay shacabka u kala qaybin lahaayeen.


Wadanka Australiya ayaa waxaa ka socda shir l...

Last Updated ( Tuesday, 19 June 2012 17:03 )

Xuska Maalinta loogu Baroordiiqayo xasuuqa ka socda Ogadenya oo ka dhacey wadanka Denmark

Xuska Maalinta loogu Baroordiiqayo xasuuqa ka socda Ogadenya oo ka dhacey wadanka Denmark

Maanta oo ay taarikhdu ku beegnayd 4Mars 2012waxaa wadanka Denmark gaar ahaan magaalada Odense lagu ...

Read more...
Page 3 of 45

Video Feed

Shirka kalfadhiga 3aad ee OYSU, San Diego,,,RX oo Wareysatey N/Hure Qari oo ka soo baxsadey Maleeshiyaa Liyu

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 141 guests online