
Jaaliyadaha reer Eritareeya ee wadamada Yurub ayaa dibadbax aan loo kala harin ku qabatay ka soo horjeedka xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva iyagoo muujinayay diidmada cuna qabateeynta wadankooda lagu soo rogay. Banaanbaxayaashan oo tobonaano kun kor u dhaafayay ayaa ku dhawaaqayay hadalo ku taageerayaan jiritaankooda umadnimadooda iyo in aanay Eritreeya wax dhib ah ku heeynin umadaha ku nool Geeska Afrika. Dhibka kaliya ee ka taagan Afrikada Bari waa doowlad ku sheegta itoobiya ayeey yiraahdeen, taana waxaa muujinaya xasuuqa itoobiya ka wado Ogaadeenya iyo weerarkii gardarada ahaa ee aay ku gashay dalka xorta ah ee Soomaaliya iyo hubka sharci darada ah ee aay siiyo xumowadayaasha Soomaaliya ka jira.




Wararka
Maamul ku sheega Hargeysa aaa bishan Feb 10, 2010 waxay Ciidamda sirdoonka Itoobya u gacangeliyeen H...


