Dec 15,
2007 Waxaa Ogaden Online soo gaadhey
nuqul ka mid ah qorshe hawleed sir ah oo ay
sameysteen Maamulka Itoobiya Wakiilka uga ah
Jigjiga. Qorshahaas oo loogu magacdarey "OLOLAHA
CIDHIBTIRKA NABADIIDKA EE MILIINIYEMKA"
Xasuusin: Taariikhaha ku qoran
waraaqahan waa mida Itoobiya