Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dagaal culus oo ka socda Magaalada Boosaaso

Jan 10, 2008 Magaalada Boosaaso ayaa waxa ka socda dagaal u dhaxeeya Booliska Maamulka Puntland iyo maleeshiyo aan la ogayn waxay ku salaysan yihiin. Dagaalkan oo bilowdey saaka 7:30AM ayaa ka socda meel u dhaw badhamaha suuqa magaalada

Sida wararka qaar sheegayaan Booliska ayaa dagaalkan ku qaadey guri lagu sheegay in ay ku sugan yihiin kooxo todobaadkii hore deegaano ka mid ah Puntland ku afduubey dad ajnabi ah.

Khasaaraha dagaalkan ayaan ilaa hada la ogeyn, Booliska ayaa iyaguna dadka shacabka ah ku amrey in ay ka fogaadaan goobta rasaastu ka socoto.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.