Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

REMEMBERING WARDHEER MASSACRE of FEBRUARY 1994




FOR MORE INFO
 PLZ CONTACT MR QARARAFF  079 5853 8862

ogadensf@yahoo.com
www.Ogadenstudent.com
£ 5/person donation

Yeading Community Centre
2 Ditchfield Road
Middlesex UB4 9BH

-----------------------------------------

Ujeedada Shirka

Ururka Dhalinta Ardeyda Ree Ogadeniya OSF waxa uu ugu baaqaya dhamaan Dhalinyarada Somalida Ogadeniya in ay kasoo Qeyb galaan shirweyne ay ku xusayaan Dhacdooyinka taariikhiga ahaa ee dhacay Sanadkii 1994tii Gaar ahaan Bishii Febraayo iyo Xasuuqi Magaalada Wardheer.

Shirkan waxa kasoo qeyb galaya Ururada Dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee ka howlgala Europe iyaga oo ka tashan doona sidii ay u xoojin lahaayeen halganka, wacyiga dhalinta, dhaqanka Somalida Ogadeniya iyo waliba sidii ay u sameysan lahaayeen wada shaqeyn toos ah.

Shirweynahan Dhalinta Ogadeniya waxa uu soo bandhigi doona macluumaad cilmi baadhis dheer ay ka sameeyeen dhulka Somalida Ogadeniya iyo Dhalinta Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan dibada kaalintooda.

Xuskan ururka Ogaden Students Forum waxa ay soo bandhigi doonaan Qorshayaashooda Mustaqbalka Dheer iyo Waxqabadkoogi mudadii ay jireen.

Waxa ku macsuuman Munaasabadan oo ereyo kasoo jeedin doona Indheergaradka Somalida Ogadeniya Aqoonyahankooda, Madaxdooda iyo Waliba Ajaanib isugu jira Dadyowga Geeska Africa iyo Ree Galbeedka.


La xiriir: Ogaden Student Forum:
MR QARARAFF  079 5853 8862
ogadensf@yahoo.com
www.Ogadenstudent.com
£
5/person donation

Yeading Community Centre
2 Ditchfield Road
Middlesex UB4 9BH

 

 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.