Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Dec 18th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Opinion

Opinion

Shabaqa gumaysigu wuxuu la socdaa kolba waqtiga la joogo

Waxaan doonayaa in aan qoramadan gaaban wax yar kaga taabto dhibaatada gummaysigu ku hayo dadka uu gumaysto, iyo isbadbaddalka ku yimaadda waxay ku salaysan yihiin:

Gumaysigu mar walba wuu casriyoobayaa isagoo mar walba isku mabda' ah,ayuu haddana kolba la jaan-qaadayaa waqtiga la joogo. Marka dad badan oon caqli fog lahayn baa mooda in ka maantu kii shalay dhaamo ama ka waxtar badan yahay.Arrintuse saa ma aha, mid walbana wuxuu la socdaa waqtiga la joogo iyo waxyaalaha dadka lagu soo xero galin karo.Isagoo u ekeysiinaya in bulshada la xaqirayo wax loo tarayo.

Waqtigii boqortooyadii X.sillaase ee ay itoobiya gumaysan jirtay degaanka Ogaden,oo u dhaxaysay 50-70 meeyadii, dadka waagaa joogay waxay u badnaayeen reer miyi aan wax dhaqaala ah  magaalooyinka ku haysan.Cilmgooduna uu 3% yahay.waxayna qaddarin jireen waxa darajada ama madaxtinnimada la yidhaa,oo mid walba rabay in uu noqdo madax reeraha ka dhex muuqda.

Last Updated ( Saturday, 11 October 2014 14:38 )

Read more...
 

The Violence in the Ogaden Rages On: Ethiopian Persecution, Threats and Kidnapping

by GRAHAM PEEBLES

Hidden and isolated from the world the armed conflict raging in the Ogaden region o...

Last Updated ( Friday, 28 February 2014 14:37 )

Read more...

The Ogaden Conflict: Restrictions on the Operation of NGOs

By Melissa Newland


Ethiopia’s long running wa r against the Somali Ogaden people has been costly. The g...

Last Updated ( Wednesday, 19 February 2014 13:45 )

Read more...

Shocking Sexual Violence against Women and Children's Rights Violations in Ogaden

By Aysheshum Yakume

Everyday life is what a person daily does, feels, and thinks. In this century pro...

Last Updated ( Friday, 14 February 2014 18:30 )

Read more...

Has Ethiopia understood about Ogaden issue yet?

By Ali Yare

Based on Ethiopian’s approach to Ogaden conflict in which, according to their old mentali...

Read more...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 24