Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dhagaxbuur oo xalay lagu xidh-xidhey Odey dhaqameedyo

Jan 21, 2008 Wariyaha Ogaden Online ee magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in magaalada Dhagaxbuur lagu xidh-xidhey Odey dhaqameedyo. Xadhigan oo galay maalintii 5aad ee Odayaasha xabsiga loo taxaabayo ayaa waxa uu ku sal leeyahay dalab ay saraakiisha Itoobiya iyo Maamulka dabaqoodhigu ku amreen Odeyaashu in ay keenaan maleesjiyaad uu u dhan yahay hubkoodu oo laga horgeeyo Jabahada ONLF

Arinkan ayey Odeyaashu ku gacan sayreeen in ay ka qaybqaataan, taas oo keentay in xabsiga loo taxaabo kuwa badan oo iyaga ka mid ah.

Hadaba waxaa ilaa hada na soo gaadhey magacayadan oo aaney qaarkood dhameystireyn;

  1. Xaaji Nuur  (Waa la sii daayey wax yar kadib)

  2. Maxamad Axmed

  3. Maxamad Xaashi

--Ogaden Online News

 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.