Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Daalac Faarax Mahad oo haysta dhalashada wadanka Canada oo ay Ciidamada Itoobiya ku xidheen Jigjiga


Feb 14, 2008 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in nin lagu magacaabo Daalac Faarax Mahad xalay ay ciidamada Itoobiya kala baxeen Hote Tog Wajaale oo ku yaala badhtamaha Jigjiga.

Sida warku sheegayo Daalac ayaa mudo 4 sano ah ku noolaa Ogadeniya isaga oo ka soo kicitimey wadanka Canada oo uu heysto dhalashadiisa.

Daalac ayaa sida lagu soo waramayo ganacsi ku heystey magaalada Sagag ee Gobolka Fiiq.

Xukumada Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ka wada olole ay ku u gaarsaneyso dhalinyarada Ardeyda ah iyo dadka shacabka ah. Iyada oo todobaadyadan laba jibaartey hawlgalada ay dadka guryaha kagala baxayso.

--Ogaden Online News

 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.