|
Feb 04,
2008 Wararka naga soo gaadhaya magaalada
Jigjiga ayaa sheegaya in magaalada lagu soo
daayey boolis badan oo laga keenay Adis
Ababa, kuwan oo lagu bedeli doono Booliska
Soomaalida ah oo mudo hada laga joogo laba
todobaad lakala direy.
Dhinaca kale,
waxaa lagu soo waramayaa in Cabdi Iley iyo
Cabdulaahi Lugbuur ay tartan adag ugu kala
jiraan sidii uu mid weliba u kasban lahaa
Meles Zenawi iyagoo mid weliba mar aadayo
Adis Ababa.
--Ogaden Online News
|