Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Jibriga Magaalada Jigjiga oo ay ku xanibanyihiin Baabuur cunto wada
Aug 28. 2008 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in Jibriga magaalada Jijiga ku xaraysanyihiin 14 Baabuur oo raashin ku raraa. Baabuurtaas ayaa loo soo qabtay kotorobaan ahaan.

Baabuurtaas oo laga soo qabtay Xarshin wadadeeda ayaa 10 ka mid ah waxaa laga lahaa Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaliya, halka 4ta kale laga lahaa Gobolka Dhagaxbuur.

Sida warku sheegayo 10kii laga lahaa Gobolada Waqooyi ayaa la sii daayey, waxaana weli la haystaa 4tii laga lahaa Gobolka Dhagaxbuur.

Dhanica kale, waxaa shalay galab dagaal culus laga soo sheegay duleedka Dhuxun iyo aaga Garbo, faahfaahin sax ah kama hayno.

--Ogaden Online News
 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.