Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Wiil lagu magacaabo Maxamed Dheeg Xaashi oo lagu toogtey Koonfur Afrika

Dec 18, 200 7 Wararka naga soo gaadhaya wadanka Koonfur Africa ayaa sheegaya in Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Dheeg Xaashi ay xalay tuugo hubeysani ku toogteen dukaankiisa oo ku yaala tuulo dhow Magaalada Pretoria.

Sida warku sheegayo Maxamed ayaa hada ku sugan dhaawac, iyada oo lagu soo waramayo in xaaladiisa caafimaad ka soo rayneyso.

Wadanka Koonfur Afrika oo ka mid ah wadamada dadka Soomaalida ah u qaxeen ayaa noqdey goob aad loogu gumaado Soomaalida ah. Dadka Soomaalida ah ayaa intooda badani ay wadankaas ku haystaan ganacsiyo yar yar.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.