Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Magaalada Jigjiga oo ay soo gaadheen Waftiyo reer Galbeed ah iyo Wariyayaal caalami ah

Jan 18, 2008 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay magaalada soo booqdeen waftiyo reer galbeed ah oo u badan Safiiro iyo Wariyayaal Caalamai ah.

Wariyayaasha caalamiga ah ayaa shalay la kulmey Lugbuur kadib markuu wadatashi la soo sameeyey Wolde Adwa oo ah wakiilka Siyaasada ee Itoobiya u jooga Ogadeniya. Kulankan ayey Wariyayaashu ka codsadeen in ay booqan karaan Gobolada wadaka intiisa kale, waxayna shalay u kala baxeeen Dhagaxbuur iyo Godey. Lama garan karo ilaa inta ay Wariyayaashan joogi doonaan iyo shuruudaha lagu xidhey booqashadooda.



--Ogaden Online News
 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.