Feb 13,
2008 War goor dhaweyd naga soo gaadhey
magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Axmed
Maxamed Tarax oo ah ganacsade degen
magaalada Jigjiga ay Ciidamada Itoobiya
xasbiga u taxaabeen.
Ma cada sababta magacsadahan loo xidhey,
sida wararku sheegayaana dhowr jeer oo hore
ayaa la xidhey.