Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Ciidamada Komandooska ONLF oo hawlgal ka fuliyey Dhagaxmadow
Jan 12, 2008 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhagaxmadow ayaa sheegaya in habeen hore ay Ciidamada Komandooska ee ONLF hawgal qorsheysan ka filiyeen magaaladaas.

Hawlgalkaas ayey Ciidamada ONLF ku dileen sargaalkii ugu sareeyey Ciidmaada Tigeerga iyo ku xigeenkiisii. Waxaa sidoo kale goobtaas lagu diley labo ka mid ah ilaaladooda


--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.