Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Qarax ka dhacey Masaajid ku yaala Dhoobley
Aug 09, 2008 War naga soo gaadhey xerad qaxootiga ee Dhoobkey ayaa sheegaya in shalay oo Jimce ah qarax ka dhacey Masaajid ku yaala Dhoobley.

Sida warku sheegayo waxaa halkaas ku geeriyooday laba nin, waxaana u dhaawcey soo gaarey laba qof.

Ilaa iyo hada ma cada cida ka dambeysay falkan iyo ujeedada ay ka lahayd.


--Ogaden Online News
 
 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.