Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dagaalo ka dhacey Tuulada Dhan dhame ee Hilo Gobayo


Jan 21, 2007 Wararka naga soo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu dhexmaray Ciidamada Xoreynta Ogadeniya iyo kuwa Gumeysiga Itoobiya.

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dhacay meel ka tirsan Tuulada Dhan-Dhame oo ka tirsan aaga lagu magacaabo Hilo Gobayo.

Inkasta oo aanan haynin faah-faahin dheeraad ah, hadana wararka horudhaca ah ee aagaas naga soo gaadhaya ayaa waxa ay tibaaxayaan in ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyaad la socdey goobtaas lagaga diley 3 askari, isla goobtaasna lagaga furtey dhowr qori oo ah nooca looyaqaan AK47. Sidoo kale waxaa Ciidamada Itoobiya laga furtey Telefon ku shaqeeya tamarta qoraxda.


--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.