Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dagaal ka dhacey Biyo Khadhaadhe oo ka tirsan Tuulada Gorayga


Feb 05, 2007 Wararka naga spp gaadhaya Gobolka Jigjiga ayaa sheegaya in dagaal culus ka dhacey meesha lagu magacaabo Biyo Khadhaadhe oo ka tirsan Tuulada Gorayga oo ka mid ah Gobolka Jigjiga.

Dagaalkan oo dhacey bishu markey ahayd Feb 02, 2007 ayaa waxa uu dhexmaray Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ay weheliyanaan waxa loogu yeedho "Dhidid dhowrka" ama Dabaqoodhiga iyo Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya.

Hadaba sida uu soo noo tabiyey Wariyaha Ogaden Online ee Magaalada Jigjiga, waxaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo Dhidid Dhowrkii wada socdey laga diley 20 askari, halka 8 askari oo kale laga dhaawacey.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.