Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Magaalada Jigjiga oo dad shacab ah guryahooda lagala baxay

Dec 31, 2007 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in habeen hore ay Ciidamada Itoobiya guryahooda kala baxeen dad badan oo shacab ah, dadkaas ayaa waxaa magacyadooda naga soo gaadheen
  1. Maxamed Sh. Cabdi
  2. Axmed Afyare
  3. Axmed Ilka Case
  4. Maxamed Dhaga Weyne

Todobaadyada ayaa dad badan madax furasho ama laaluush lagaga soo daayey Xabsiyada Magalaada Jigjiga, dadkaas oo qaarkood mudo dheer xidhnaayeen iyada oo aaney wax maxkamad ahi xukumin. Balse dadka madax furashada lagu siidaayoayaa inta badan xabsiga dib loogu celiyaa.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.