Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Tuesday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Horn News Kenya Dil ka dhacey xerada qaxootiga ee IFO

Dil ka dhacey xerada qaxootiga ee IFO

E-mail Print PDF

Wararka aga soo gaadhaya dalka, kenya gaar ahaan xerada Qaxootiga ee IFO ayaa sheegaya in budhcad hubeysan nin ku dileen xerada qaxootiga ee IFO. Sida warku snheegayo ninkan ayaa ahaa nin ka soo bara kacay dalka Ogaden oo qaxooti ahaan ku joogey xerada IFO.  Marxuukan ayaa magaciisa naloogu sheegay Wali Diiriye. Falkan fosha xun ayaa wuxuu dhacey Oct 8, 2012, saacada Afrikada Bari markey ahayd 5:300 PM.


Ma'aha markii ugu horeysay ee dil qarsoodi ah wadanka Kenya loogu geysto qaxotiga ka soo jeeda Ogaden, sanadkan iyo kii la soo dhaafey ayaa waxay sirdoonka Itooboya ku dileen Kenya dhawr qof oo caanka ahaa Jaaliyada Ogaden ee Bari Afrika
Last Updated ( Tuesday, 09 October 2012 23:56 )  

Video Feed

Masuul kasoo goostay Liyu Poliska oo kawaramaya xasuuqa Ogadeniya kajira,,RX oo Wareysatey N/Hure Qari oo ka soo baxsadey Maleeshiyaa Liyu

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 81 guests online