
War Guud
- Cadaadiska dhiiggaaga waxa lagu hubiyaa laba tiro. Tirada sare (systolic) waxay muujinaysaa cadaadiska halbowleyaashaada (arteries) marka wadnahaagu garaac sameeyo. Tirada hoose (diastolic) waxay muujinaysaa cadaadiska halbowleyaashaada marka wadnahaagu nasanayo.




