Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Health Diet and Fitness Jimicsiga Jirka & Faaiidooyinkiisa

Jimicsiga Jirka & Faaiidooyinkiisa

E-mail Print PDF

Sida ay qorayaan daqaatiirta iyo waxgaradka reer galbeedka jirka bini’aadamka wuxuu u baahan yahay ugu yaraan 30daqiiqo oo jimicsi ah. Taas oo ka baxsan howlaha uu qofkaasi daily u qabto, qaasatan dadka ku nool qurbaha oo aad moodo inay sii curyaamayaan maalin maalinta ka danbaysa iyadoo oogu wacantahay qaab nololeedka wadaman. Dhaqaatiirta ayaa aad waxay oogu waaniyaan dadka inay isku dayaan inay ku daraan ugu yaraan 30 daqiiqo ama ka badan oo socod ah hadii aadan waqti u hayn exercise kale. Arintan oo cilmi baadhis lagu cadeeyey inay faaiidooyin badan u keento qofka Jirkiisa, niyadiisa iyo maskaxdiisay.


Faaiidooyinka uu leeyahay jimicsigu oon halkan ku soo koobi karin ayaa waxaa ka mid ah:
  1. In qofka maalintii jimicisada 30 daqiiqo ama ka badan uu ka badbaadi karo cudurada ku dhaca wadnaha.
  2. In qofku uu dhimi (blood pressure) ama dhiig karka waxaan u naqaano.
  3. In jimicsigu uu ka hortag u yahay cuduro badan sida sonkor macaanka (diabetes), buufis (depression), obesity, etc.

Maadaama aan in badan maqalo faaiidooyinka Jimicsiga jirka bini’aadamka maxaa ka hortaagan dhalinyarada iyo duqaydaba inay waqti galiyaan  caafimaadkooda. Soomali hadaan nahay hadii qofka xanuunsanyahay waxaan jecelnahay inaan dhaqtarka gayno; balse ma jeclin inaan practice garayno ka hortaga. Jimicsi maalin walba 30daqiiqo si aad naftaada ooga badbaadiso cuduro faro oo dilaa ah….

----
Hodan Hassan.

Comments (7)Add Comment
0
louis vuitton outlet
written by louis vuitton outlet, August 23, 2011
well said it is very good for us
0
...
written by Canada Goose Coats, September 29, 2011
Your Blog is very good, I like it! Thank you for your sharing!
0
...
written by MLB Snapback Hats, December 24, 2011
Maadaama aan in badan maqalo faaiidooyinka Jimicsiga jirka bini’aadamka maxaa ka hortaagan dhalinyarada iyo duqaydaba inay waqti galiyaan caafimaadkooda
0
Authentic Giants Jerseys
written by Authentic Giants Jerseys, December 27, 2011
It is recognized that football is the most popular sport all over the world.Authentic Throwback NFL Jerseys You always can find that when football season coming around us, the world will boil like the

boiling water. There are a few common topics amongst boys or men, football is one of them. If you are a Customized NFL Jerseys aficionado, you will not strange to Cheap Bears Jerseys which is the most famous team compared with any other teams. Do you love

NFL football? I think few fans will answer “no”. Okay, show your support to them. You will never say you do not know how to show if you are really the football enthusiast.

There is no greater ways to show your love to the favorite Cheap Raiders Jerseys team than donning NFL jerseys on your body.
0
http://www.manndybridal.com/
written by mori lee gown, January 04, 2012
Cheers for the first-rate information enclosed here in your site, here is a small test for your web site subscribers. Who stated the following quote? . . .
0
http://www.manndybridal.com/
written by mori lee gown, January 04, 2012
The subsequent time I learn a weblog, I hope that it doesnt disappoint me as much as this one.
0
http://www.manndybridal.com/
written by mori lee gown, January 04, 2012
You completed certain fine points there. I did a search on the subject matter and found a good number of folks will have the same opinion with your blog.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Friday, 29 January 2010 21:07 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 84 guests online