Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Sunday
Mar 14th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Health Diet and Fitness

Diet & Fitness

Bilaabista Barnaamij Jimicsi

Jimicsi joogto ah waxa uu ka mid yahay hab nololeed caafimaad leh. Dhakhtarkaaga kala hadal nooca jimicsi iyo qadarka aad sameyn kartid haddii:

  • Aanad sameyn jirin firfircooni
  • Aad qabtid dhibaatooyin caafimaad 
  • Aad uur leedahay 
  • Aad ka weyn tahay da’da 60

Hadafku waa inaad jimicsi sameysid 4 ilaa 6 maalmood todobaad kasta. Jimicsi samee 30 ilaa 60 daqiiqadood wakhti kasta. Si aan dhaawac kuugu dhicin, si tartiib ah u kordhi tirada maalmaha iyo qadarka wakhti ee aad sameysid jimicsiga.

Jimicsiga joogtada ahi waxa uu kaa gargaarayaa:

  • Inuu sii fiicneeyo sida wadnahaaga iyo sambabadaadu u shaqeeyaan
  • Inaad yeelatid miisaan caafimaad leh ama waxa uu kaa gargaarayaa in miisaan kaa dhaco
  • Inuu ka yareeyo giigsanaanta iyo walaaca oo ay fiicnaato niyaddaadu 
  • Inay kaa yaraato halista cudur wadne xanuun, dhiig-karka ama cadaadis dhiig oo sareeya, lafo-khafiifsanka (osteoporosis) iyo sonkor/sonkorow ama macaan

Sida Loo Bilaabo:
 
Dooro jimicsi aad jeceshahay inaad sameysid.

Last Updated ( Tuesday, 23 February 2010 19:16 )

Read more...
 

Jimicsiga Jirka & Faaiidooyinkiisa

Jimicsiga Jirka & Faaiidooyinkiisa

Sida ay qorayaan daqaatiirta iyo waxgaradka reer galbeedka jirka bini’aadamka wuxuu u baahan yahay u...

Last Updated ( Friday, 29 January 2010 21:07 )

Read more...

Maxaad u baahantahay inaad ka ogaato kolestaroolka

Maxaad u baahantahay inaad ka ogaato kolestaroolka

Kolesterool waa walax dufan u eeg oo uu sameeyo beerkaagu lagana helo cuntada aad cuntid. Tirada guu...

Last Updated ( Sunday, 17 January 2010 03:11 )

Read more...
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 38 guests online