Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Health What Ails You

What Ails You

Wadna Xanuun (Coronary Artery/Heart Disease)

Wadna Xanuun (Coronary Artery/Heart Disease)

Cudurada ku dhaca wadnaha oo aad u fara badan ayaa hadana mid waliba mid kale ka sii daran yahay. Waxyaalo badan ayaa sababi kara in qofka wadnaha laga qabto oo ay ka mid yihiin artery plaque, high blood pressure, diabetes, high cholesterol, etc. Hadii aan isku dayo inaan qeexo sababahan mid ka mid ah oo ah Xididada dhiiga oo is xidha ( Artery Plaque) ayaa waxay keeni kartaa in uu qofka wadnaha laga qabto oo uu dareemo culays faro badan oo xabadka ka fuula. Inuu qofku dareemo inuu naqaska ku dhagayo sidii isagoo neef qabo oo kale. Maadama aysan xididadii dhiiga wadanaha ka soo qaadi lahaa  awood badan u lahayn inay shaqadooda gutaan ayaa waxaa dhici karto condition loo yaqaano (angina) or heart attack.

Read more...
 

Murugo ama Buufis (Depression)

Murugo ama Buufis (Depression)Bukaan eegida la xiriirta xaaladaha murugada waxa weye dhibaato ku timaada caafimaadka taa soo kula aada meel shishe oo ku dareensiisa “shucuur weyn.” Dhibaatadan waxay saameyneysa qeyb kasta oo noloshaada ka mid ah. Waxaa laga yaaba in aad dareentid in aad ka soo toosin aroortii sariirta. Waxaa laga yaaba in aad ka fikertid dhimasho.

Last Updated ( Friday, 24 July 2009 23:49 )

Read more...
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 92 guests online