
Cudurada ku dhaca wadnaha oo aad u fara badan ayaa hadana mid waliba mid kale ka sii daran yahay. Waxyaalo badan ayaa sababi kara in qofka wadnaha laga qabto oo ay ka mid yihiin artery plaque, high blood pressure, diabetes, high cholesterol, etc. Hadii aan isku dayo inaan qeexo sababahan mid ka mid ah oo ah Xididada dhiiga oo is xidha ( Artery Plaque) ayaa waxay keeni kartaa in uu qofka wadnaha laga qabto oo uu dareemo culays faro badan oo xabadka ka fuula. Inuu qofku dareemo inuu naqaska ku dhagayo sidii isagoo neef qabo oo kale. Maadama aysan xididadii dhiiga wadanaha ka soo qaadi lahaa awood badan u lahayn inay shaqadooda gutaan ayaa waxaa dhici karto condition loo yaqaano (angina) or heart attack.




Health

Bukaan eegida la xiriirta xaaladaha murugada waxa weye dhibaato ku timaada caafimaadka taa soo kula ...
