Anagoo kala ah :
1. Abdirahman Siciid
2. Abdirashiid Sh Abdisamad
3. Abdisalaam Sheekh cali Siyaad
4. Idiriis Ismaaciil faarax
5. Abdurahman Sanweyne
6. Muhumed Handulle Ibrahim
7. Mohamed faarax (Joofariye)
8. Muuse Ahmed Saalax
9. Arab Wadaadyare
10. Abdifatah Hassan Arab
11. Abdirahman Ali Hashi ( Ishtaraynaa)
Iyo dhalinyarkale oo badan oo aanan meeshan ku soo koobi Karin oo dhamaantood jooga wadanka koonfurta Afrika ayaa waxay Hanbalyo aroos udirayaan Omar Ahmed Mohamed (Omar kooko) iyo afadiisa Riish Mohamed nuur oo ku aqal galay Magaalada Uitenhage ee gobalka eastern cape, ee cariga Koonfur Afrika. Waxaanu caruuska iyo caruusadaba leenahay, aqal galkiinu hanoqdo midkii lagu waaro.gabadh iyo caano wiil iyo caano.
Aaamiin! Aaamiin! Aaamiin!







