Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Tahniyad Hambalyo Aroos

Hambalyo Aroos

E-mail Print PDF

Anagoo kala ah :

1. Abdirahman Siciid
2. Abdirashiid Sh Abdisamad
3. Abdisalaam Sheekh cali Siyaad
4. Idiriis Ismaaciil faarax
5. Abdurahman Sanweyne
6. Muhumed Handulle Ibrahim
7. Mohamed faarax (Joofariye)
8. Muuse Ahmed Saalax
9. Arab Wadaadyare
10. Abdifatah Hassan Arab
11. Abdirahman Ali Hashi ( Ishtaraynaa)

 

Iyo dhalinyarkale oo badan oo aanan meeshan ku soo koobi Karin oo dhamaantood jooga wadanka koonfurta Afrika ayaa waxay Hanbalyo aroos udirayaan Omar Ahmed Mohamed (Omar kooko) iyo afadiisa Riish Mohamed nuur oo ku aqal galay Magaalada Uitenhage ee gobalka eastern cape, ee cariga Koonfur Afrika. Waxaanu caruuska iyo caruusadaba leenahay, aqal galkiinu hanoqdo midkii lagu waaro.gabadh iyo caano wiil iyo caano.

Aaamiin! Aaamiin! Aaamiin!

Comments (12)Add Comment
0
Hambalyo!!!!!!!!!!
written by haradigeed, March 21, 2010
Cumar iyo Riish arooskiinu kii lagu waaro, wiil iyo caano gabadh iyo caano eebe haka dhigo!

Aaamiin
0
...
written by Sulieqa Mukhtar, March 22, 2010
Omar and Riish congratulations on your wedding!
0
...
written by Abdirahman Mohamud Dahir, March 22, 2010
Masha allah guurkiina allah ha ka dhigo kii Barwaaqo iyo Bash Bash Wiil iyo caano Ee lagu nastee lagu nagaado allah haka dhigo AAAAAAAAAAAAAAAAAmiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
0
...
written by Amina, March 24, 2010
Mash Allah! Aroos akir Allah ha ka dhigo. Congratulations Abbyo Riish
0
...
written by Farhia, March 24, 2010
Congrat to Riish and Omar Kooko! Mash Allah, I am very happy for u guys. U guys rock! May Allah give u guys many blessing and children!
0
hambalyo
written by ilka casse, March 28, 2010

ilkacase storm lake iowa u.s. waxaan hawada u marinayaa hambalyo iyo bogaadin riish m. nuur.iyo omar ahmed mohamed waa omar kooko waa nuuryare ilkacase oo idin leh wiil iyo caanogabadh iyo caano smilies/grin.gifsmilies/grin.gif
0
"I can always tell a graduate [url=http://www.coachoutletmalls.com/]Coach outlet[/url] class from an undergraduate class," observed the instructor in one of my graduate engineering courses at Californ
written by coach outlet, May 31, 2010
"I can always tell a graduate Coach outlet class from an undergraduate class," observed the instructor in one of my graduate engineering courses at California State University in Los Angeles. "When I say, ’Good afternoon,’ the undergraduates respond, ’Good coach bags outlet afternoon." But the graduate students just write it down."
0
salaan
written by maxamud sheekh abdi xaaji, June 17, 2010
tahniyad salaan ah oo aan udirayo waalidiintayda kala jooga gobollada koonfureed ee somaliya

!) anigoo ah maxamuud abdi xaaji waxaan halkaan kasalaamayaa waalidiintayada kala ah Hooyo caday xaaji Nuur iyo aabe sheekh abdi xaaji iyo adeerro iyo abtiyo iyo eedooyin iyo habar yarro masha allaah lama soo koobi karro Allaah iidaayee waxaan muujinayaa walaalaheyga magacyadooda 1) cabdullaahi sheekh cabdi xaaji iyo mohamed sheekh cadbi xaaji iyo ibraahim sheekh cabdi xaaji iyo siciid sheekh cabdi xaaji iyo jaamac sheekh cabdi xaaji iyo nuur sheekh cabdi xaaji iyo yaasiin sheekh cabdi xaaji iyo ndaliil sheekh cabdi xaaji iyo
gabdhaha madiin asheekh cabdi xaaji iyo sacdiyo sheekh cabdi xaaji iyo kiin sheekh cabdi xaaji iyo fardowso sheekh cabdi xaaji iyo saynab sheekh cabdi xaaji iyo inta kale halkaa uda balse waxaan leeyahay wlaaalahay meelkastoo oo ay joogaan waad wada salaamanatihiin dhamaantiimba asalaaamu calekum warax matullaahi wabarakaatuhu
0
Burberry Hobos
written by Burberry Hobos, June 23, 2011

Love is not a thing to understand.
Love is not a thing to feel.
Love is not a thing to give and receive.
0
louis vuitton outlet
written by louis vuitton outlet, August 24, 2011
Nice post,Thank u for sharing! Thanks for a great post and interesting comments
0
Your Blog is very good, I like it! Thank you for you sharing!
written by herve leger dress, September 07, 2011
Your Blog is very good, I like it! Thank you for you sharing!
0
www.uggsboots-clearance-sale.net
written by strong baby, September 29, 2011
The White House argued the legislative branch was using a "quintessential" power – its constitutional ability to regulate interstate commerce, including the health care industry – when it passed the overhaul law. Administration officials said they are confident the ruling will not stand. The Justice Department can ask the full 11th Circuit to review the panel's ruling and will also likely appeal to the Supreme Court

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 29 March 2010 12:22 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 84 guests online