Waxaan ilaahey uga baryeynaa in uu Janadii Fardowsa geeyo Marxuumka, eheladana Samir iyo Iimaan ka siiyo...AAMIIN...AAMIIN..AAMIIN
Comments (7)

written by haro_digeed, May 26, 2009
Eebe janadiisii haka waraabiyo marxuumka, cidii uu katagayna ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo.
Amiiiin!!!
Amiiiin!!!
written by qudhac, May 26, 2009
ilaahay ha unaxariisto, qoyskii iyo qaraabadii uu katagayna samir iyo iimaan eebe haka siiyo.
written by abdiqani, May 27, 2009
inaliLAAHI WA INA ILLAYHI RAAJUCUUN KUL NAFSU TAAIQATUL MOWD. ALLAH HA U NAXRIISTO QOYSKII IYO QARABDII UU TAGAYMA SAMIR IYO IIMAN ALLAH HA KASIIYO. JANADII FARDOWSANA ALLAH HA KEEYO AMIIIN
written by xalimo shube, May 28, 2009
inialiaahi waraajicuun
waxana tacasi tiirayaha udiiraya qarabadii ukageeriyooda alah haunaxariisate
maraxuun cismaan calai qamaan cisamaan dakharae
waxana ilahay ugabaraya ya inuu janadiisi kawarabiyo eehaladu kabaxana
samirakasiiyio amiin amiin
waxana tacasi tiirayaha udiiraya qarabadii ukageeriyooda alah haunaxariisate
maraxuun cismaan calai qamaan cisamaan dakharae
waxana ilahay ugabaraya ya inuu janadiisi kawarabiyo eehaladu kabaxana
samirakasiiyio amiin amiin
written by Doolaal Aadan Xaalxaali, May 30, 2009
Ina lilaahi waa inaa ilaahay rajucuun. Anigo ah Doolaal Aadan waxaan tacsi murugo u dirayaa ehelada qaraabada, saaxiibada iyo gaar ahaan qoyska reer Cismaan Dhakhare, geeridi naxdinta lahayd ee ku timid Xaaji Cismaan Cali Qamaan oo aan ilaahay uga rajeynaayo inuu janaddi ka waraabiyo una denbi dhaafo, sido kale u dhamaanteen samir iyo imaan inaga siiyo. waxaan si gaar ah u sii tacsiyeynayaa Abdillahi Careys. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
written by abdi fataax badal, January 08, 2010
waxaan tacsi udirayaa dhamaan qaraabada iyo heladii ay kabaxday hinda badal ibraahin oo kugeeriyootay dalka jibouti waxaan leenahay ilahay janadii fardawsa haka waraabiyo qaraabadiina samir iyo iimaan alaha kasiiyo aaaaaaaaaminnnnnnnnn
Write comment









AAMIIN AAMIIN