Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Oct 01st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Bogga Tacsida

Geeri naxdin leh!!

Maamulka Ogaden Online waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Ilaah ha u naxariistee Dr. Fatxi(Fathi) Daahir Sh. Aadan oo saaka (March 16, 2010) si lama filaan ah  ugu geeriyoodey magaalada Minneapolis, Minnesota

Fatxi wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo ah Dhaktar Caafimaad.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa in uu janadii geeyo, ehelkii iyo asaxaabtii uu ka tageyna samir iyo Iimaan ka siiyo...AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN

Last Updated ( Tuesday, 16 March 2010 19:52 )

 

Marxuum Mahamed Dhaqane Cumar (Qani)

Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun. Allah ha u naxariistee waxaa magaaladda Jigjiga ku geeriyood...

Last Updated ( Monday, 06 July 2009 01:07 )

Read more...

Marxuum Cismaan Cali Qamaan ( Cismaan-Dakhare)

Maamulka Ogaden Online wuxuu tacsi u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Cismaan...
Read more...

Video Feed

Frontline Club Oslo: Ethiopia

Frontline Club Oslo: Ethiopia from FILM.as on Vimeo.

Spotlight

 

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab

he “firstly travelled by camel – given to me by my brother, to Danod in Wardheer. This...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 104 guests online