Waxaaa Magaalada Qabri Dahare ky geeriyoodey Maxuum Daahir Xasan Bide shalay saacada Afrikada bar marey ahayd 9:00 AM. Waxaan marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu jandii fardowsa geeyo, eheladii uu ka tagayna samir iyo Iimaan ka siiyo...Aamiin...Aamiin



