Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Ogeysiis Gx/2aad ee JWXO oo kulan laba maalmod ah ku qabanaya dalka Norwey

Gx/2aad ee JWXO oo kulan laba maalmod ah ku qabanaya dalka Norwey

E-mail Print PDF

Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan bulsho weynta reer Ogadenya ee degan dalka Norway in uu Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee ONLF mudane C/qaadir Hirmooge (Cadaani) uu shir ku qabanayo todobaadkan soo socda dalka Norway.



Shirkan oo laba maalmood soconaya ayaa wuxuu ka kala dhici doonaa Oslo iyo Drammen.

Shirka Oslo waxa uu dhici doonaa maalinka Sabtida ee 23.05.09

Saacada :  16:00 galabnimo

Goobta:  waa Pilestredet 21 A meeshii aan horay shirka GX1aa uu ka dhacay sanadkii hore
 
...........
Shirka Drammen
Waa maalinka axada 24.05.09

Goobta: Tollbugate 52 Drammen senterka xarunta (Røde Kors)
Saacada:  14:00

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Thursday, 21 May 2009 21:59 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 90 guests online