Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Bogga Ogeysiiska

Salaamaha & Tahniyadaha ciida barakaysan.

Maamulka iyo howl-wadeenada Radio Xoriyo waxay ugu bishaaraynayaa  dhagaystayaasha Radioxoriyo ee dacalada aduunka inay farxada maalinta ciida ah salaamahooda iyo tahniyadahooda hawada usii marin karaa asxaabtooda,qaraabadooda,iyo intay jecel yihiinba iyagoo usoo marinaya hawada Radioxoriyo,

Hadaba hadaad doonayso inaad salaamaha ciida barakaysan la wadaagto asxaabtaada iyo ehelkaba waxaa idiin diyaar ah howl-wadeenada Radioxoriyo oo salaamahiina iyo Tahniyadahaba ugu gudbin doona meel kastoo ay aduunka ka joogaan.Salaamaha ciida iyo weliba sanadguurada 27aad ee aas-aaska jwxo waxaad kusoo hagaajin kartaan e-mailkan: Raadioxoriyo@yahoo.com

Maamulka iyo howl-wadeenada Radioxoriyo waxay idiin rajaynayaan soon maqbuul iyo ciid wanaagsan insha-alaah.


Maamulka
Radioxoriyo

 

Sweden: Hagardaamo Gumeysi halgamaa wax ma yeesho

Sweden: Hagardaamo Gumeysi halgamaa wax ma yeesho

Riwaayadii Hagardaamo Gumeysi halgamaa wax ma yeesho oo ka dhici doonto, Stokholm, sweden

Screening This Week: The Last Survivor

African Rights Monitor-ARM is honored to have Franco Majok as our keynote speaker this Thursday Apri...

Read more...

OYSU oo qabaneysa Muxaadaro diini

OYSU oo qabaneysa Muxaadaro diini

Shirweynanaha OYSU DK

Ururka OYSU ee Yurub ayaa waxa uu kulan ku qabaan doonaa wadanka Denmark bisha Apr 23, 2011. kulanka...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 4
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 83 guests online