Ciwaanka kor ku xusan waxa uu matalayaa Riwaayad cusub oo ay idin soo diyaariyeen Ururka Dhalinta Ogaden ee Wadanka Canada. Riwaayadan ayaa waxay maskaxdiisa ka soo maaxatey Abwaanka lagu bartey Riwaayadaha haglganka Ogaden ee lagu magacaabo Fuaad.
Hadaba waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaan in aysn moogan oo ka maanaan murtida riwaayadan xambaarsantahay
Hadaba hoos ka ee ka eeg goorta iyo goobta lagu dhigi doono Riwaayadan








