Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Tacsi Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab)

Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab)

E-mail Print PDF
Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota, gaar ahaan magaalooyinka Mataanaha ee Minneapolis iyo St Paul waxay Tacsi u dirayaan ehelkii uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab) oo Todobaadkan ku geeriyoodey Magaalada St Paul. Waxaa ilaahey looga baryayaa in uu sami iuo iimaan ka siiyo qaraabadii uu ka geeriyoodey iyo dhamaan jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota...AAMIIN...AAMIIN

Marxuum Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab) wuxuu jagooyin kala duwan ka soo qabtey maamulka jaaliyda Ogadeniya ee Amerika.
Comments (2)Add Comment
0
mr
written by maxamed awcali guled, September 04, 2010
tacsi allahu naxriisto maxxuun maxamed carab wxaan ilaahay uga baryayanaa qaraabadii iyo ehelkii uu katagayna in samir iyo iimaanka siiyo
0
Allah ha u Naxariisto
written by Mohamedrashid, September 13, 2010
Maxamed Carab Naxareestii Allah ha geeyo, Danbigiisa Ilaahay ha dhaafo, Eheladii uu ka tagayna Samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo AAAAAAMIIIIN................. ILAAHAYAW ADDOONKAA U DANBI DHAAF!!!!!!!!!!!!!smilies/sad.gif

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 114 guests online