Maanta oo ay taariikhdu ahayd 26 mar 2011 ayaa waxaa kadhacay dalka Canada gaar ahaan magaalada Windsor Seminar oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadenia ee dalka Canada shirkaas oo la isaga yimid magaalooyinkala ah Toronto, Hamilton, iyo Kitchener shirkan oo ahaa siminaar oo iyo baraarujin ayaa waxaa sigaar ah usoo abaabulay dhalinyarada Windsor oo Urur waynaha OYSU ku soo biiray. sii heersare ahna loo soo diyaariyay.
Hadaba Semenarkaas waxu lahaa labo waji:Kor u qaadida Tayada Dhalinta OYSU ee Canada
Mida kalena waxuu ku wajahna Mamulka Urur hoosaadka OYSU Canada
Shirkaas ayaa u dhacay si heersare ah.Waxaa kalo soo qaybgalay Xubno Ka socday Ururka Haweenka Ee Canada Iyo Madaxda Jaliyadda Ontario.
Waxaa Shirka laga soo jeediyay:
1-Tariikhda Ogadenia iyo Marxaladaha u soo maray Kacdoonka Ummada Somalida Ogadenia
2-Ururnimada
3-Effective Advocacy
4-Efficient Administrational Skills
5-Youth:Agents of Social change
6-Human rights in Ethiopia: Inexistent?
Waxaa kale oo dadka meesha isku yimid qiiro galiyay Ayaan Abdi oo ah gabadh dad yar oo mardhow ka tamid Ogadenia ayaa ka war bixisay wax yalaha ay la kulantay intee ay joogtay Ogadenia.
Intaa aan loo gudbin Group discussion iyo qodobo badan ee lafalaqaynlaaha ayaa Waxaa Lagu soo Dhawayay Mudane Mujaahid Sheekh Ibraahim oo ah Xoghaya OYSU oo isagu kaga qaybgalay khadka telfoon and Video Conferencing una soo jeediyay dhalintii shirkaasi isugu timid talooyin iyo guubaabo.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (2)

written by cheap nike air max, April 27, 2012
Hi... I read your post and I want to say that it is very good and informative. I like it and I appreciate you for your effort.Thanks..
Write comment








