Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Switzerland

Switzerland

Ogaadeenya: Daarfuurtii kale. Geneva, Switzerland

Ogaadeenya:  Daarfuurtii kale. Geneva, SwitzerlandMagaalada Geneva ee dalka  Switzerland ayaa maalintii Sabtida ee Juy 25 lagu qabtey shir lagaga hadlayay xadgudubyada isa-sootaraya ee Itoobiya ka wado wadanka Ogaadeenya. Kulankan oo eey soo abaabulaan Ururka isku xidhka dhalinyarada Ogaadeenya (OYL) iyo jaaliyada soomaalida Ogaadeenya ee Switzerland ayaa waxaa marti ku ahaa Marwo Drs Fowsia Abdulkader oo ka socotay ururka xuquuqul insaanka Ogaadeenya (OHRC) oo ka timid wadanka Canada iyo Mudane Cabdi shukri oo ka yimid wadanka UK kana socday urur aan dowli ahayn oo ku hoowlan sidii xasuuqa iyo xadgudubyada lagu hayo umada Soomaalida Ogaadenya loo soo banaandhigi lahaa iyadoo maqal iyo muuqaal ah si markaa dhibanayaashu u helaan cadaalad kuwii danbiyadan bini’aadanimada ka baxsana geeystay danbigooda loogu qaadi lahaa.

Last Updated ( Sunday, 26 July 2009 16:54 )

Read more...
 

Jos iyo OYL oo ka qeyb galay xuska maalinta Qaxootiga aduunka

Jos iyo OYL oo ka qeyb galay xuska maalinta Qaxootiga aduunkaUrurka dhalinyarada (OYL) iyo jaaliyada Ogaadeenye ee Switzerland (JOS) ayaa ka qeeyb galay xuska maalinta qaxootiga aduunka. Xafladan oo ka dhacday magaalada la Chaux-de-Fonds ee wadanka Switzerland ayaa waxaa ka soo qeeyb galay jaaliyado badan oo ka soo kala jeeda afarta qaarad ee aduunka.

Last Updated ( Sunday, 21 June 2009 14:58 )

Read more...
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 94 guests online