Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Feb 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Saudi Arabia Gudoomiyaha H/A- jabhadda oo ka qayb galay shirarka jaaliyada Dalka Sucuudiga

Gudoomiyaha H/A- jabhadda oo ka qayb galay shirarka jaaliyada Dalka Sucuudiga

E-mail Print PDF

Waxaa Dalka Sacuudiga oo ah dal aad u balaadhan isla markaana ay jaaliyad weyn oo S. Ogadenya ah kunoolyihiin socday maalmahaan shirar meela kala duwan ka kala dhacay oy jaaliyadda iyo madax ka socotay jabhadda ay yeesheen. Waxay shirarkaasi ka kala dheceen magaalooyinka kala ah Makka, Madina iyo magaalada dakada ah ee Jidda. Waxaa ka soo qaybgalay shirarkaa dadweyne ka kala yimid meela kala duwan oo ka kooban qaybaha bulshada.iyo madax kasocotay JWXO.

Shirkii ayaa lagu soo dhaweyay  Hogaanka Arimaha Jabhadda mudane Maxamad Cabdi Yaasiin (Diirane). Wuxuuna hogaanku ugu warbixiyay dadkii meesha isugu yimid xaaladda uu dadka iyo halganka ku sugan yahay hadda, guulaha la gaaray iyo shirqoolada cadawga. Wuxuu hogaanku warbixin dheer ka bixiyay marxaladihii kala duwanaa ee halganka uu soo maray iyo dhibaatooyinkii la soo darsay iyo siyabihii looga soo gudbay, isagoo ku baraarujiyay dadkii shirka fadhiyay in midnimo iyo feejignaan lagaga gudbi karo marwalba shirqoolada isdaba jooga ah ee cadawga iyo kuwa u adeega ee magacyada kala duwan xambaarsan ay qorshaynayaan.

Wuxuu shirka hambalyo iyo bogaadin u diray CWXO guulihii ay dhawaan ay ka gaareen hawlgalkii Dharaar

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 87 guests online