Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Saudi Arabia

Saudi Arabia

Jaaliyada Ogadeniyeee Riyadh oo shir isagu timid

Riyadh, Saudi Arabia----- Waxa maalintii jimcaha ee bishu ahayd December 31, 2010 shir hawleed muhiim ah isugu yimid jahliyada Somalida Ogadenia ee degaankeedu yahay magalaada Riyaadh ee dalka Saudi Arabia . Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dad aad u badan ayaa lagu lafa gurey arimo ku saabsan xaalada geeska Africa gaar ahaan xaalada Ogadenia. Shirkan oo ahaa midkii ugu horeeyey ee noociisa ah marka laga eego baaxada shirka, tayada iyo goobta lagu qabtey ayaa dadku si buuxda oo niyad sami leh madasha u soo camireen.

Dhanka kale waxaa goobtaa lagaga dhawaaqey ururkii dhalinyarada ee ugu horeeyey ee wadanka Saudi Arabia lagu aas aaso. Ururkan oo loogu wanqalay Ogaden Youth of Saudi Arabia (OYSA) ayaa la aas aasey 15 December 2010.
Hadaba shirkan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen:

Read more...
 

Shir ka dhacay Jeddah oo gudoomiyaha JWXO khadka telefoonka kaga qayb galay.

Saudi Arabia, Jeddah (Sunday) Waxa habeenkii axada ee 22 November shir isugu yimid jahliyada Somalid...

Read more...

Jaaliyada Ogadeniya ee Sacudi Carabiya oo kulan ku qabatey Maka A;-kumarama

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Saudi Arabia ayaa shir balaadhan ku qabatey magaalada barakeysan ee ...

Read more...

Gudoomiyaha H/A- jabhadda oo ka qayb galay shirarka jaaliyada Dalka Sucuudiga

Waxaa Dalka Sacuudiga oo ah dal aad u balaadhan isla markaana ay jaaliyad weyn oo S. Ogadenya ah kun...

Read more...

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Sucuudi Carabiya oo shir isugu timid

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Sacuudi Caraabiya ayaa isugu yimid 12kii bishan 2009 shir balaadhan oo ...

Last Updated ( Tuesday, 16 June 2009 12:52 )

Read more...
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 96 guests online