Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Minnesota Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

E-mail Print PDF

Xukumada Itoobiya iyo Dabaqoodhiga Doolka ah ee Minnesota ayaa kulan rogaal celis ah maanta ku qabtey Xaafada Brooklyn Park goob ku taala oo lagu magacaabo Heritage Center.

Kulankan ayey si qarsoodi ah u qaban qaabiyeen maadaama  uu ka fashilmey midkii maalintii Sabtida.

Hadaba kulankan oo subaxnimadii Axada laga abaabuley goob shaaha laga cabo oo lagu magacaabo 1st Cup oo ku taala Magaalada Minneapolis ayaa lagu dejiyey ajendaha shirka iyo qaabka looga soo qayb geli doono. Waxaana la qorey magacyo dad gaar ah oo u badan dad ka soo jeeda Jamhuriyada Soomaaliya oo ah dada xidhiidhka dhaw la leh xukumada Itoobiya, waxaana weheliyey Dabaqoodhiga doolka ah oo tiradooda lagu sheeego ilaa tobaneeyo qof.


Qorida magacyadadadka ayaa waxay noqotey sheyga kaliya ee ay Dabaqoodhiga doolka ahi isku aaminayaan, arintan ayaa waxay keentey in qof kasta oo doonayey in uu goobta tago uu geli kari waayo, waayo hadii uusan magaciisu ku jirin dadka albaabka la dhigey, waxaana ku hungoobey oo liiska laga iloobey koox ka mid ahayd Dabaqoodhiyiinta Doolka ah.

Dhinaca kale, waxaa goobta shirka la keeney Boolis aad u badan oo ka kala socda qiyaatii 2 magaalo iyo aydoodii, waxaana qarashka bixiyey safaarada Itoobiya ee Washington oo adeegsaneysa dadka u adeega.

Jaaliyada Ogadeniya ee oo heshay warqada ruqsada ee u ogolaaneysa in ay goobta ku banaanbixi  karaan ayaa goobta isa soo dhoobtey, balse ciidamada nabadgelyada oo ka cabsi qabey in talo faraha ka baxdo sidii maalintii Sabtida oo kale ayaa kulan la qaatey mas’uuliyiintii banaanbaxa soo qaban qaabisay, waxaana laga codsadey in ay goobta ka durkaan.

Qabanqaabiyayaasha oo nabadgelyada iyo sharciga dhawraya ayaa Jaaliyda ka codsadey in ay banaanbaxa joojiyaan, waxayna dhalinyarada oo aad ka codsadeen in sharciga la dhawro.

Si kastaba ha ahaatee, kulankan Dabaqoodhiyiinta ayaa noqdey mid ay sawiro isaga soo qaadaan si loogu raali geliyo xukumada Itoobiya oo dhaqaale la daba taagan wax asta oo wiiqaya midnimada umada Soomaaliyeed, isla maraana qarinaya xasuuqa ay ka wado Ogadeniya.

Kukankan galabta ka dhacey xaafada Brooklyn Park ayaa waxaa ka Hadley dhagar qabe Cabdifataax Sh. Cabdulaahi.
Cabdifataax ayaa lagu eedeeyaa in uu ka dambeeyo xasuuq ka dhacey Mooyaha oo gobolka Jigjiga ka mid ah bilowga sanadkan, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 50 qof oo shacab ah

 

Comments (34)Add Comment
0
mr
written by ali, August 09, 2010
Ogaden online, waxa ay had iyo jeer soo bandhigto waa wax aanan u dhadhami karin dadka akhriyaya, waayo? waxaa la yidhi Isha, ama araga ayaa u macalin ah. Maydaan keenin wax SAWIRO ah oo cadaynaya in shirkii dhacay ama Dhici lahaa Sabtidii la isku feedhay ama uu baaqday. Had iyo jeer waxa aad meesha keen taan waa qoraal, ha ahaato shirkan ama waxa ka socoda Wadanka.

Bal eeg warkii ugu danbeeyay ee Cakaaranews.com, sawiro ayay soo bandhigeen. Cadaynaya in uu shirku si fiican u dhacay.
0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Aliyow sawirada cakaara keentey eed sheegi horta waa dhawr sawir oo laysu geeyey oo photoshp lagu sameeyey. Raga tageyna mid midbaan u aqaan dhamaan waa intii horey kililka uga soo quusatey ee ina Ilay soo eryey iyo inyar oo kale oo daba-qoodhiga Minneapolis ah. Waxaakale oo weheliyey Al-Itixaadkii isdhiibey.

0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Waxaakale ood sheegtey inanaan sawirkeenin kaas oo kusaabsan arintii sabtida iyo sidaanu ugaley Dabo-qoodhigii & iyo Itixaadkii isdhiibey. Waxaa sadex magac oo ilahay guugu dhaaran waa hadaad magaca Alle ku deeqo inaan aniga iyo saxiibka labo camera oo midi video camera ah la tagney meesha rabnayna inaan soo duubno balse qalad dhinacanaga ka yimid arintaa loo duubi waayey.

0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Waa midi gudaha duubitaan lagama ogaleyn of course waxaana joogey police waadna ogtahay inuuna nina sharciga si cad u jabinkarin waayo meeshu dee Jigjigga maaha. Talabaad, nin dagaal kujira video kama gaado. Maxaan kawadaa taas? Aniga iyo saxiibkay gaadhiga oo meesha lagasoo galo kujira ayaan aragney dagaalkii oo banaanka lasula soo baxay. Walaahi dhanaca dirawalka ayaan fadhiyey kamaradiina bartiibaan kaga tagey sxbkayna sidaa iyo si le eg dagaalkiibaana dhinac ka galey.
0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Dagaalkii markuu qaboobay ayaan isku daynay inaan waxyar duubno balse dabcan maarkaan waxaad arki kartaa uun policekii meesha waardiyeynaya iyo Jaaliyada oo la horjoogo. Waxaan isku dayi inaan caawa saxiibkay usoo gudbiyo Ogaden.com qadarka clipka videoga inshaAllah!

0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Teedakale, nimankii shirkalahaa xataa way u suuroobi waydey inay dagaalka duubaan waayo waxa weerarku kusocdey iyagu ahaa khaasatan media hooda. Dagaalka ugu culus ee banaanka kadhacay ee waliba socdey ilaa daqiiqadii ugu dambeysay ee policka soo galey goobta, waxaa lagu dagaalayey mediahooda iyo cameradooda sidaan gacanta ugu dhigi lahayn.

0
Saturday Raid on the surrendered Al-Itihad & Wayone Bootlickers's so-called conference
written by Weerar, August 09, 2010
Mahad waxay u sheegtaan waa Policeka iyo sharciga ayaan naga soo gaadhey e walaahi biyo umaanaan kabaneen waayo anagu mooqiifbaanu wadanaa iyana waxaa u dhimanayaan hunguri iyo dhuuni raacnimo.

Ogaden.com, please allow longer comments because I have had a hard time to add my comments despite the fact that it was not too long!
0
Mr
written by ali, August 09, 2010
Weerar!
Waxaad modaa inaad joogto aduunyo Dagaal ka jirto. War dadkan Halgamaya waxay ka dhiinteen Media tabin teeda. Qof Yurub jooga oo si run ah wax u qabanaya ma jiro. Qofwalbaaba waa xoogii u shaqayste, kuwa aad daba qoodhiga ku sheegaysaana waa xoogooda u shaqaystayaal doonaya wax ay cunaan si walba ha ku helaane.

0
MR
written by ali, August 09, 2010

Weerar!

Teeda kale waxaad modaa qudhaadu inaad joogto meeshan aad JigJiga ku sheegayso eed leedahay sharci kama jiro. Wadamadan aanu joogno lama ogala inaad qofka wax gaadhsiiso, balse way ogal yihiin inaad afka ka hadasho. Sidaa awgeed kuguma raacsani waxa aad leedahay EE DAGAALKA AH. Polickuna kuuma diidayo inaad si nabada u qayl-qaylido.
0
Mr
written by ali, August 09, 2010
Weerar,
Bulshada Ogadenia dhamaantood waa dad XUN oo Jaajuus iyo Daba qoodhi uuna ka madhnayn sidaa awgeed inaad Keentaan si kale oo aad Halgankan fikrada ku dhisnayn aad u sixi lahaydeen. Teeda kale Abdifataah Sheikh Abdullahi waa nin qabyaalad badan, La yaqaano Aabihii Dagaalkii Reer DalalGuuleed iyo Abaskuusha hubka u uruurin jiray. Isaga xitaa wuu rabaa inay Ogaden baa bado. Sidaa awgeed Dabaqoodhiga OGADEENKU HA ISKU TASHADAAN.
0
Mr
written by ali, August 09, 2010
Weerar,

Teeda kale dhamaan dhalinyarada joogta QURBAHA ee isku sheegaysa tageerayaasha ONLF waa dad aad xun oo iyaga hadaan $50 siin lahaa qofkale iibsan lahaa. Hadii uu INA ILEY $100 ugu dhigo way wada ordi. Adiga xitaa waxaa laga yabaa inaad bari ku biirto Ina Iley. Fadlan halganka aanan qacliga ku dhisnayn ha la joojiyo. Ogadena halgan kuma jiro oo waa dabaqoodhi wareerasan dhamanteenba. Jeel Ogadena waynu ka buuxna..
0
Dhag ha u dhigin gumeyste iyo gumeyste kal kaaal,guushii wataa muu qata,garaaca gumaysiga kana xoreeya oagaenya
written by Cobra, August 09, 2010
waxa uu hada wado guumaysigu waa dameer ceel kudhacay kooy kooy baa lagu dayaa.
waxaan jeclaanlaha in aan u sheego ku waa aan aqoonin tabaha gumaysiga sida salaxudiin iyo abdirahman khalif iyo kuwa kale ee daba ordaya gumeystaha oon aan waligood ogadenia arag,aanana ogayn wax dhab ta ah ee kajira oagadenya.
0
...
written by Cobra, August 09, 2010
Waa la doogiye yaan lada caroonin salaxudiinoow iyo abdirahman khalifow, waay dhamaani halka malyan iyo badhka laynigu siiyay in aad gu meeystaha ku taageeritiin, sii uu u kufsado hoyadaa,walashaa,u dilo abahaa walaka adna kuu guursado kuuna adoon sado,gumeystaha wayanuhu waa in aad taas usamayso si aad uga farxiso ,akhir kana xabsi iyo magac xumo iyo dulinimo yaa ku sugi
0
NO more lie, corruptions,killing rape, miss Salahudiin and miss Inna ileey,go back to mekele where your husbands belongs
written by Cobra, August 09, 2010
It is somthing laughable Salahidiin,Ina iley and those other individuals whom corrupted,looted the assets of ogaden people,to try again to loot or to take away the dignity of ogadennia.which is completely untoleratable,un acceptable, we are all standing to defend ogadenia,no wayane in ogadenia.
I assure you that they will see something with their naked eyes very soon
0
TO mr Cali beenaale
written by Cobra, August 09, 2010
Cali beenaale wiliahsna yar yar ee qoray sona tabiyaya, waxay qabteen waxaad qaban wayday oo aad oga xilatay sidaad sheegtay $50 iskana indha tirto dhibka joogtada ah ee lagu hayo hoyadaa waalaha, abaha,iyo dhulkagii,been baad sheegtay waliba gubaysa indhaha iyodhagaha qof kasta oo ahkriya,Onlf iyo shacabkeedaba maqataan lacag kumana shaqeyan lacag waxaad kahadlasya oo aad ku khaldanatay DAbsqoodhi
0
TO mr Cali beenaale
written by Cobra, August 09, 2010
Cali beenaale wiliahsna yar yar ee qoray sona tabiyaya, waxay qabteen waxaad qaban wayday oo aad oga xilatay sidaad sheegtay $50 iskana indha tirto dhibka joogtada ah ee lagu hayo hoyadaa waalaha, abaha,iyo dhulkagii,been baad sheegtay waliba gubaysa indhaha iyodhagaha qof kasta oo ahkriya,Onlf iyo shacabkeedaba maqataan lacag kumana shaqeyan lacag waxaad kahadlasya oo aad ku khaldanatay DAbsqoodhi
0
...
written by Cobra, August 09, 2010
ina ileey(Abdi GAAL) xagee lacag kaheli waad sharaftay ina iley waxuu ogaladay in hoyadii lagu gufsado hortiisa laguna dilo hortis abahiis waxna kadilo,asga oo ku gadanaya qamadi iyo jaad.Wax dhintay weeye wuu dhadhamin hagadho hagaadhe xumatada iyo dhibka uu kuhayo oagdenai,onlf iyo shacabkeeda waxay u hureen naftoda wakhtigooda iyo lacatoodaba wadankooda hoyo,mana qataan bidhi sida ina iley( Abdi gaal) ,sh ibrahim,macanjecel) saludiin dabaqodhi).
0
To Mr. Ali
written by Weerar, August 09, 2010
Horta fadlan calaacalka iyo niyad jabka raga waa looga fiicanyahay e iska dhaaf.

Second, our aimed was to stop the bogus conference and did stop without committing any crimes and doing it within the confines of the law.

0
To Mr. Ali
written by Weerar, August 09, 2010
Third, when you said all these youths are this and that, you are only generlizing. You can't say whole group of people are naturally have no use and good for nothing. I guess it begs the question that, how good you think you are yourself? If you think they are doing something wrong, why can't correct them if genuine ?

0
To Ali (the assets of Burhanu)
written by Cobra, August 09, 2010
Caliyow mawaxaad dadwayanaha shrafta leh ee haqu dirirka ah ee reer ogadenia aad kula talin in ay galan lana socdaan akharistan beenta la dhoodhabay ee lagu kala dilayo dadkanaga(websedyada dhuniqatada ah ee u shaqeeya gumeysta ah.we don,t want cakaara,cakara is the wife of wayane injirleey).waxa cad in aaad tahay bidhi qaate danayste,gumeyste kalkaal,shut uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuup.go with your husband (burhanu)
0
To Cobra
written by Weerar, August 09, 2010
Please let not make personal. Let the brother speak his mind as long as he is not insulting anyone. Lets be a patient as we could. Even if Ali is does not see the way you might see things, lets not call him names but rather correct him -----aan isu dul qaadano, tanaasulo, isuna caqli celino as long as one is not fighting against us and helping the enemy
0
Mr
written by Ali, August 10, 2010
Cobra, Waxaad modaa inaad tahay MAS Sun ka buuxdo, oo meel uu sunta ku daadiyo la'. orod saxiib Ina Iley iyo asxabtiisa aad caayayso ku daadi Xamda Hotel ayay fadhiyaan. Teeda kale inaad akhrisato qof kaa soo horjeeda wuxuu leeyahay adiga uun bay faa'ido kuu tahay. Tani waa taan horey u sheegay ee aan idhi Media'ha ayaa dadka xaq u dirirka ah lagaga horeeya = Xag u dirir, waxaan ula jedaa qofkii niyadiisu fiican tahay ee aana bari Dabaqoodhi isku badalaynin mowqif na leh.
0
...
written by Cobra, August 10, 2010
Do you think that Abdi wayane can expose himself to the public? He can't this gay is a well known criminal who raped his own mother.I don,t think that I am so luck to see him, I am sure if I see him that he will never kill or rape any more people in ogadenia.Aren't you aware that the ogaden people has been a refugee 40 yrsbecause of wayane and someone like ABDI WAYANE? aren't you aware that may be I am one of them? aren't you aware that somebody came from Mekele is enjoying my land instead me? I am very annoyed while Wayane and its dogs are in Ogadenia.
0
mr
written by Ali, August 11, 2010
Cobra,
I can assure you that Abdi Iley is always enjoying and driving freely inside Jigjiga, he usually comes and meets those reminder memeber of WSLF at Xamda Hotel. I am in JigJiga and he is always with his Land Cruisel monted with a gun - truck. You can of course have tea with him and all others.

THANKS
0
TO Ali
written by Cobra, August 11, 2010
You don't know realy what is happening in jigjiga,leave about enjoying and driving in the public.he can't see his own father.Let us think straight Abdi wayane killed, arrested, raped uncountable number of ogaden people,each and every pure and clean ogaden person, is stand by to see Abdi wayane. I am not speaking about those few Macan jecel and Dabaqudhi whom we don't consider as a normal people,all those Macanjecel are suffering fom (Buufis) psychiartic disease which affect only those love money too much,so they are always after money, they don't care religion, they don't care their dignity they don't care their people,so inna illey(Abdi gaal) is not a clean ogaden person he is well known wife of Gabreil. so he has to stay always with wayane not with ogaden people, so he is not belong to us he belongs( Mekele ) and asure you that in the near future.
0
dhmaaan inta bixisay comment ga
written by cabulahi, August 12, 2010
horta dhamaantiin mid mid dhaama idinkuma jiro waxaad ka hadlaysaan xataa wax common sense ga qof bini aadam ah qaadan aro maahaxaqiiqo iska daaye.. wax u dhaw toona maaha ... dad ummiyiin ah oo uncivilized ah inaad tihiin waxaydun qoraysan ayaa ka turjumaya... ninka Ali laydhaa isagu dadka dhan maka soo hor jeeda ... qofku haduu dadka dhan u arko inay qaldanyihiin uu iaga uun saxsanyahay waa nooc waalida kamida
0
To trush dabaqodi and woyane stupid regeme
written by Bashir, August 12, 2010
i believe those people are forsale and no body buy we know who they are they have no support whatsoever they just with out no help no one went thats stupid meeting and they deserve that those people dabaqi with out blood let me tellyou this we have very strong powerful military onlf and they attack on woyane trush daily life in ogadenia evry street you look you can see woyane and dabaqodi dead bodies so they know they already lost for ever this war it will be continue untill we get our freedom
0
Mr
written by Ali, August 13, 2010
To Cabulahi,
Saxiib ma'odhan dadka oo dhan baa xun ama khalden.
0
TO ALI
written by Cobra, August 14, 2010
Wan ku salaamyaa, waxaan kuwaydiinlahaa mawaxaad taageeraysaa oo aad raali katahay, in maalin kasta kufsado walshaa,hoyadaa,dilo abahaa nin dhofkiyimid? mise waxaad aamini beenta iyo propagandada wayanaha? mise waxaad leedahay hadaan hadlo waa la ixiri wana la idili? mise lacag baad kugadatay dhiga hoyadaa iyo abhaa iyo dhulkaagii hoyo? sida Abdi WAYANE oo kale?mise reer ogadeniayba matahide waxaa tahay kuwa caloshod ushaqeystayaasha ah ee wayanadaba nooga daran?is cadeeyoo maxaad aminsantahay?maxadse tahay?mabeeninkartid in ogadenia lahaysto lana jirdilo,waadna ogtahay in aay bulshada reer ogadenia ay ladgalayan gumeyst ha dhamantood.
0
TO ALI
written by Cobra, August 14, 2010
I don't really believe that you are normal,because it is something hard to me to accept a mature man from ogadenia know well what Wayane and its dogs doing to his own people day and night to support those doing such atrocities to his people.Ali you can't deny that wayane and its dogs kill,rape.arrest,stone to death the innocent,helpless ogaden civillian,Ali if you go all over the world you will find a Jail built to arrest only one community,Go and see jail Ogaden in Jigjiga,as my brother mentioned above ONLF is those their mothers were raped,killed their father,burned a live their kids,hanged to death their loved ones by this ragtag militias,so nobody can change their mind unless they drive away this ragtag militias and its dictator out of ogadenia,no matter how long it takes,stop dreaming daytime and don't wait peace which the owners of ogadenia don't have,support the stuggle it is the right thing to do,and kill wayane and its dogs like Abdi wayane(inna iley)
0
TO the heard of Dabaqoodhi miss Abdi Wayaane(inna ileey)and head of Macanjecel miss Ibrahim dheere and a big trash criminal miss Salahudiin.
written by Cobra, August 14, 2010
Shame on you Abdi Wayane(Inna iley) if you move from town to town all over the world you will never see a jail built to arrest and toture only one community, you can't see a community punish and toture in their own homes by cruel militias and senseless regime the way the somali ogaden in ogadenia are totured and humilated by this regime,shame on you Dabaqoodhi and Macanjecel, glance the suffering of your people under this regime, tell him to go back to mekele if you have sense and normal feeling of human being.by hook and crook wayane will be out from ogdenia very soon so Waari mayside war ha kaaharo,hatii kale dhimo adigoo naag u ah wayaanaha.
0
...
written by Laas, August 15, 2010
Anyone who attended one of those meetings? Please share your experiences with us. Tell us the demeanor, body language of the delegation. How about the number of attendees and their reaction to the speeches/s Abdifatah and his folks gave.
0
my iam point
written by cabdi fataah aftaag, September 30, 2010
a s a first of all u surports of ONLF u have,t get fear from your alaah be couse of every word that you are talking about is been counting so, the word that your saying abdifataah was after killing the 50 people at mooyaha location is totaly wrrong and you lei about that the onlf it self has been killed those people becouse of tripe and we known that. ok
0
Iska Aamusa
written by gOAD lIIbaan, October 25, 2010
Alla yaa la taliya oo meel anay gadhen ka jooja labadba........

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Wednesday, 11 August 2010 17:14 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 75 guests online