Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Feb 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Minnesota Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo ku banaanbaxaysa kooxda Itoobiya soo dirsatey

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo ku banaanbaxaysa kooxda Itoobiya soo dirsatey

E-mail Print PDF
Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Mataanaha ah ee Gobolka Minnesota ayaa sheegaya in saacad ka hor ay Jaaliyada Ogadeniya heshay ruqsad u ogolaaneysa in ay ku banaanbaxaan shirka ay Xukumada Itoobiya ka abaabuleyso Minnesota. Shirkan oo shalay fashilmey ayaa kooxda Dabaqoodhiga ahi mar kale si qarsoodi ah u qabanqabaiyeen iyaga oo qoraya magacyada dadka ay rabaan in ay ka qaybgalaan.
Hadaba Jaaliyada ayaa ka warheshay qorshahan, kadibna dalbatey in ay hesho ogolaansho ah in ay si sharci ah ugu banaanbaxaan Dhagar qabe Cabdifataax Sh Cabdulaahi iyo kooxda u ololeynaysa.

Kulankan galabta ayey Dabaqoodhiyiintu doonayaan in ay helaan fursad ay sawiro iyo filimo isagaga qaadaan, iyaga oo sheeganaya in ay yihiin Jaaliyad ka soo jeeda Ogadeniya.

Sida lagu soo waramayo kulankan galabta ayaa ka dhici doono xaafada Brooklyn Park  goob ku taala oo ah meel Community Center ah.

La soco wixii ka soo kordha
Comments (2)Add Comment
0
2147483647
written by ifraah, April 13, 2011
wardad yahow dhaqaqo dhiga boqolka geyo so dhiciya dhulkina
0
Cheap Black Champs Tackle Twill Jerseys
written by Cheap Black Champs Tackle Twill Jerseys, December 27, 2011
It is recognized that football is the most popular sport all over the world.Authentic Throwback NFL Jerseys You always can find that when football season coming around us, the world will boil like the

boiling water. There are a few common topics amongst boys or men, football is one of them. If you are a Customized NFL Jerseys aficionado, you will not strange to Cheap Bears Jerseys which is the most famous team compared with any other teams. Do you love

NFL football? I think few fans will answer “no”. Okay, show your support to them. You will never say you do not know how to show if you are really the football enthusiast.

There is no greater ways to show your love to the favorite Cheap Raiders Jerseys team than donning NFL jerseys on your body.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Sunday, 08 August 2010 21:42 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 98 guests online