Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Oct 24th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Minnesota OYSU Minnesota oo wada abaabul ka dhan ah Dabaqoodhiga Doolka ah

OYSU Minnesota oo wada abaabul ka dhan ah Dabaqoodhiga Doolka ah

E-mail Print PDF
Members of OYSU, MN @Ogaden OnlineUrurka dhalinyarada iyo Ardeydayda (Ogaden Youth and Students Union) iyo Jaaliyada Gobolka Minnesota ayaa waxay abaabul balaadhan ka wadaan guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee uu kakoobanyahay Gobolka Minneasota, sida St. Paul, Minneapolis, Faribault, St. Cloud iyo Wilmar.

Abaabulkan oo ay ujeedadiisu tahay sidii loo fashilin lahaa logana hortagi lahaa qorshayaasha uu gumeysiga Itoobiya u safriyey ee ku wajahan qorbajoogta Soomaliyeed gaar ahaan Soomalida Ogaadeeniya, kadib markuu ku guuldaraystay siyaasadii arimaha gudaha.
Hadaba ururka OYSU ayaa wuxuu kulamo guud iyo kuwo gaar gaar ah layeeshay dhamaanba jaaliyada ku dhaqan magaaloyinka aan kor kusoosheegnay iyada oo ay dhalinyaradu halkaas ku siiyeen xogwaran buuxa kuna guubaabiyeen dadweynihii ay lasoo kulmeen in ay ka digtoonaadaan dabinada ay gumaysiga iyi gacan yarayaashiisu maleegayaan.

Dhinacakale waxay dhalinyaradu u balan qaadeen jaaliyadihii ay lasoo kulmeen in ay mid walba halkeeda ugu keenidoonaan barmaamijyadii horay looga bartay oo tayaysan sida, tababarada dhalinyarada ama semnaarada iyo  riwaayadaha ku wajahan dhulkii hooyo.

Urur OYSU ee Waqooyi Amerika ayaa howlihiisii dardar galiyay  isaga oo kulamo si isdabajoog ah ka wadama wadanka Mareykanka iyo Canada., iyada oo wadanka Maraykanka uu ku soo fool leeyyahay waafti isagu jira Maamu ku sheeka Kililka iyo Xukumada Addis Ababa.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Spotlight

 

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab

he “firstly travelled by camel – given to me by my brother, to Danod in Wardheer. This...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 85 guests online