Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Jaaliyada Sweden Saado cali iyo habeenkii Sweden

Saado cali iyo habeenkii Sweden

E-mail Print PDF
Waxaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool aduunka gaar ahaan Wadamada Scandinevianka la ogeysiinayaa in Xafladiii Sida weyn loo sugaayay oo ay Martida inoogu aheyd Fanaanada – Wadaniyada Saaado Cali Warsami la dhigi doono 29 Juli 2010 Stockholm Sweden 

Xafladan oo ka duwan xafladihii hore, marka laga fiiriyo dadka kasoo qeyb galaya oo ka kala iman doona meelo fog fog iyo Heesaha habeenkaas ay fananiinta soo bandhigi doonaan kuwaas oo badankoodu cusub yihiin.

Hadaba Hadal badan haan ma buuxshee yaanan lagaa dhameysan ee horey u gado tickidka.

” Waqti yaraan iyo wel wel ha ku daayo durbadiiba”

Qiimaha: 200 Kr

Wac oo ka gado Tickidka 

Tlf: + 46739955183   
        +46735577210
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 61 guests online