Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
May 17th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Jaaliyada Sweden OYSU Sweden oo ka qaybgalay Bandhig Carwo.

OYSU Sweden oo ka qaybgalay Bandhig Carwo.

E-mail Print PDF

OYSU Sweden @ Ogaden OnlineUrurka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomalida Ogadenya faraciisa Sweden (OYSU Sweden) ayaa wuxuu maalintii ay bishu ahayd 16/04/2011 ka qaybgalay Bandhig Carwo lagu qabtay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm meel carwooyinka loogu talo galay oo la yidhaahdo Kistmässan. Carwadan oo  oo loogu magac daray MedborgarExpo 2011 (CitizenExpo) ayaa la qabtaa sannadkiiba mar waxaana lagu soo bandhigaa waxyaabo kalo duwan, sida  cuntada, dharka, alaabaha hidaha iyo dhaqanka, waxqabadka ururada bulshada iyo ururada siyaasada, fanka iyo suugaanta, iyo mashruucyo kale oo tiro badan. Waxaa carwadan kasoo qaybgalay ugu yaraan dad gaaraya 5000 kun oo qof.


Wuxuu ururka dhaliyaradu ku soo bandhigay carwada waxqabadkooda gudaha Sweden iyo faahfaahin dheer oo ku saabsan sida ururku ugu doodo xuquuqda Soomalida Ogadenya ee dulman gumeeysiga Itoobiyana ku hoos jira.

Dad badan oo ka soo qaybgalay carwada ayaa run ahaantii aad ula dhacay sida heerka sare ah iyo firfircoonida dhalinyarada ururka OYSU Sweden usoo bandhigeen baarnaamijkooda.

Qoraalo iyo waraaqo habeysan oo si faahfaahsana uga hadlaya wax qabadka ururka dhalinyarada gudaha wadanka Sweden(sida waxbarashada dhalinyarada, shaqada, isboortiga, hidaha iyo dhaqanka, iwm), waxqabadkooda arrimaha xuquuqda aadanahaOYSU Sweden @ Ogaden Online ee Ogadenya (sida xasuuqa Itoobiya ka wado Ogadenya, barakicinta, xidhayga iyo jidhdilka, qaxootiga gudahada Ogadenya - IDPs - iyo qaxootiga kujira xeryaha wadanka Kenya Yemen iyo wadamo kale) iyo arimo kale oo xuquuqda aadamaha khuseeya. Waxaa ururka dhalinyaradu carwadii ku bartay ururo badan oo aad u xiisaynayey inay xidhiidh wada shaqeyn la yeeshaan ururka OYSU Sweden iyagoo si isdabajooga ugu soo xoomayey goobtey bandhiga ku sameeynayeen una soo gudbinayey qoraalo kusaabsan waxay qabtaan.

Waxaan shaki kujirin in ururka dhalinyaradu goobtii bandhiga saaxiibo badan ugu kasbay halganka shacabka dulman ee Soomalida Ogadenya.
Ugu danbeytii inta aanu bandhigu xidhman ayaa xoghayaha ururka OYSU Sweden, mudane Amiin Barkhadle, kaga qaybgalay goobtii dood xiiso badneyd oo loogu magac daray ”Youth Panel discusion” oo afka Swedishka ku baxaysay , isagoo halkaa kasoo jeediyey qudbad iyo dood ku saabsan arrimaha Ogadenya oo dadkii dhageeysanayey qiiradooda aad u kicisey.
La xiriir OYSU Sweden
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Comments (6)Add Comment
0
Coach Factory Outlet
written by Coach Factory Outlet, July 01, 2011
Thanks for the post.
0
louis vuitton outlet
written by louis vuitton outlet, August 24, 2011
Thank you for sharing! Thanks for a great post and interesting comments
0
moncler jackets
written by moncler, October 04, 2011

The {{Moncler Women}} short coat look in exclusive styles and features. {{Moncler}}The short coat look with hoods as well which reflect a informal put on line. {{moncler coat}}In addition,{{moncler}} the straightforward portions to the Moncler short coat also can be to the existing market that is undoubtedly ideal for almost any informal day. {{
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.
0
...
written by los angeles lakers hats, December 30, 2011
One is always on a strange road, watching strange scenery and listening to strange music. Then one day, you will find that the things you try hard to forget are already gone.
0
hublot replica watches
written by replica rolex day date watches, March 03, 2012
As for me, I also want to set up a blog as yours, can you share me some experiences of organizing blogs?

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Radio Xoriyo Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 63 guests online