Banaanbax balaadhan oo si aad aad loo soo abaabulay ayaa wuxuu hadda ka socoda Safaarada Gumeysiga Itoobiya ee magaalada London, ee cariga Ingriiska. Banaanbaxan oo ay ka qaybqaadanayaa Jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeeniya ee ee ku nool dhamaan dalka UK.
ka soo qayb galayaasha Banaanbaxa ayaa waxay soo qateen Bases waaweyn oo ay soo kireysteen oo aad u buuxa iyo baaburtoodii caadiga ahayd.
Banaanbaxan ayaa waxa uu ka dhan yahay socdaalka Dhagar qabayaasha kala ah Cabdi Iley iyo Cabdifataax Sh. Cabdulaahi.
Banaanbayashu waxay goobta banaanbaxa oo ah Safaarada Gumeysiga Itoobiya yimaadeen saaka Subaxdii saacada London markay ahayd 10. subaxnimo.
Kala soco wararkeena dambe wararka banaanbaxa oo faah-faahsan.
Comments (4)

written by Mohamed, October 24, 2010
sheko iyo Dhaanteyn waxba ma taraysee la heshiiya dowladda.
written by louis vuitton outlet, August 24, 2011
well said it is very good for us
written by Coach Purses Outlet, February 27, 2012
Coach Purses Outlet offer 2012 new style products now. Coach Outlet Online just completely tends to make a contemporary consider on our vintage streamlined elegance. The Coach Outlet for Coach handbags outlet provide Cheap Coach Purses have look to get perceived
Write comment









nimankan Ethiopiankii oo dadkooda gumaadaya hadana doonaya in ay caalamkii ka dhaadhiciyaan
in Ethiopia aanay waxba dadkooda yeelin kkkkk Iloohoow xaqa na waafaji.aaaamiiiiiiin