Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Mar 13th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Jaaliyda UK Ururka OSF UK oo kulan isagu yimid

Ururka OSF UK oo kulan isagu yimid

E-mail Print PDF
Maalinimadii Axada ahayd ee 03-01-2010 ayaa waxaa kulan balaaran isugu yimid xubnaha Ururka Ardayda Ogadenia ee looyaqaano O.S.F Ogaden students.Forum. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha ururka ayaa waxaa lagu ansixinayay qorshe sanadeedka ururka oo ay soo diyaariyeen Gudiga fulinta ururka.

Gorfayn & Falanqayn dheer kadib waxaa la isla meel dhigay go'aan midaysan oo lagu ansixinayay qodobadii uu maamulku u soo hordhigay xubnaha.  Qodabada ayaa ubadnaa sidii waji cusub oo ku jaan go an wakhtigan lamarayo loogu talaabsan lahaa, kaas oo ay si buuxda xubnuhu u soo dhaweeyeen ugana maqsuudeen qodobada Gudiga fulintu soo hordhigtay, iyagoo xubnuhu ku tilmaamay kuwo loobaahnaa lana tabayay. Dhanka kale, waxaa warbixin dheer ka jeediyay madasha shirka xubno katirsan ururka OSf khaasatan kooxda Silent Cry looyaqaano, kuwaas oo sanadkii dhamaaday ku hawlanaa Filimkii Sileit Cry ama oohinta qarsooon. Kuwaas oo aduunak dacaladiisa qayla dhaan gaarsiiyay si ay ugu soo bandhigaaan xaaladda qalafsan ee ay ku sgan yihiin qaxootga ka soo barakacay Ogadeniya ee ku sugan xeryaha qaxootiga ee kenya.

Dhalinyarada Silent Cry ayaa kaso noqdey Waqooyi Amerika halkaas oo ay gaarsiiyeen Filimkii oohinta qarsoon.
Comments (1)Add Comment
0
...
written by Faisal Suldan, January 07, 2010
Good job guys i wish i will do that too for my poeple and my country: wish you all the best: Good Luck with that, Guul,Gobanimo,Mitid iyo midnimo 4ever

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Tuesday, 05 January 2010 05:19 )  
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 57 guests online