Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgaley qaybaha bulshada Ogadeniya ee magalaada London. Sidoo kale waxaa shirkan goob jog ka aha qaar ka mid ah mas’uuliyiinta JWXO oo ka mid yahay M. Abdi Yaasiin (Diirane). Mudane Diirane ayaa ka warbixiyay hawlgalkii Eebo Cadow ee JWXO fulisey oo khasaare balaadhan loogu geystey Ciidamada Wayaanaha
Dhinaca kale, Mudane Diirane mar uu a hadlay faldambiyeedyada ay Mamaulada Faroore iyo Riyaake kula kacaan Shacabka Ogadeniya ayaa sheegay in aysan Siyaasada JWXO ku jirin in ay ka aargoostaan dadka Shacabka ah ee Soomaaliyeed.
Shirkan oo ahaa mid loo qabtey Indheer garadka Ogadeniya ayaa waxaa looga hadley xaalada Ogadeniya ay ku sugantahay iyo guud ahaan Geeska Afrika.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (2)

written by Bashir, November 23, 2009
congratulations Ogaden cummunity in london.i believe Ogadenia they will be get their freedom.sooner so please support each other. if we do that we will get our freedom. our troops need us any ttime. so can we come to gether and work to gether so support ONLF any time thank you all,
written by Torrent Search Enine, February 10, 2010
The manner in which most of us lead our life it is very apparent that we need to go through a transformation. We need to change ourselves in terms of our attitude, habits, morale towards a task or wor ...
Write comment










